Home » News »

masuuragalbaa in abaaruhu fashiliyaan siyaasadii waxuushka ahayn ee ay adeegsanayeen UN iyo USA & Ethiopiya 21 SANO EE Nasoo

masuuragalbaa in abaaruhi fashiliyaan siyaasadii waxuushka ahayn ee ay adeegsanayeen UN iyo USA & Ethiopiya 21 SANO EE Nasoo dhaafay ee ahaa baabi inta  iyo isku dirka shacabka masaakiinta ah ee somaliyeed  ayagoo adeegsanayay dagaal oogayaal iyo basaasiin iimaan laawayaal ah oo somali sheeganayo.
waxaad arkaysaa marka uu aduunku gurmanayo in dawladaha dariska la ah somaliya iyo UN USA ay murugo lajiifaan kadib markii abaartu fashilisay masiibada ka jirta somaliya waxaad xasuusataan markii qul quladaha yar yar ka dhaceen kenya waxa madaxya waa wayn isugu tagay iyo sidii loo bad baadiyay.

hadii dawladaha dariska iyo mareekan ku guulaysteen 21 sano inay sidii ay rabeen ka yeeleen shacabka somaliyeed  ee masaakiinta ah isla markaana ay waa hore ku guulaysteen inaan la gargaarin shacabka somalieed  hada arintu waji kale ayay yeelatay oo waxaan aduunka lagu arkin ayaa kataagan somaliya abaar darteed. Runtiina waa labadbaadin karay dad badan oo somali ah oo abaartu laysay hadii ayna jiri lahay siyaasada waxuush ka ah ee ay u adeegsadeen somaliya Maraykanka iyo Ethiopia kadib  waxa lagu tilmaamo ladagaalanka argagaxisada .
somaliyeey bilaan danaheena garanay oon saaxiinkeena iyo cadawgeena kal saarno ileen sidaan suuro gal ma ahane.
walee saadambaad garan

 

Eng: Idiris Hassan Farah Chairman of (SORASOD)
www.srasd.net idirishf@hotmail.com

 

 

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.