Home » Announcements »

Tacsi:Salah Osman Haji Samatar (Salah Sandheere)

Anagoo ah dhamaan Reer Mohamed Yusuf Ganey,Reer Abdulle Bowbowle,Reer Abdulle codweyn Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u direynaa Dhamaan caruurtii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Walaalkeen Salah Osman Haji Samatar (Salah Sandheere) oo ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Jida ee dalka Saudi Arabia.
Marxuumka waxaan ILaahay uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo caruurtii iyo qaraabadii uu katagayna samir iyo iimaan kasiiyo fadliga Bisha ramadaan allaha waafajiyo.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.