Home » Warar »

Reysal wasaaraha soomaliya oo maanta booqday xerada Badbaado..

Xerada badbaado oo uu maanta booqday reyasalawasaaraha soomaaliya isagoo halkaa kasheegay dhacdo kadhacday xeradaa oo ku saabsanayd in la boobay raashin la geeyey xeradaa wuxuuna yiri aad baan uga xumahay in laboobo xoolo loo wadey dad masaakiin ah  inkastoo ayuuu yiri la,iisheegay in raashinkii qayb lasoo celiyey wuxuuna ku dhawaaqay MR.Cabdiweli in dib u habayn lagu sameeyo shaqaalaha xerada sida ugu dhaqsaha badan.

Qoraalka oo afingiriisi ah hoos ka akhriso ama dhegeysaba

 

 

Halkan kadhegeyso codkii Reysalwasaare Gaas

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/Codkagaas5Augost .MP3]

Halkana kadaawo sawiro dheeraad ah

Halkana ka akhriso qoraalkii oo ah PDF

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.