Home » Warar »

Xog-hayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD Eng. Maxbuub oo shir jaraa,id qabtay

waad ku mahadsantihiin imaatinkaad noogu timaadeen xarunta IGAD, waxaan rabaa inaan war idinka siino gobolkanaga irimaha kataagan sida  abaaraha aadka uxun ee kadhacay Africa sida Kenya,Itoobiya,Jabuuti,Uganda,iyo soomaliya.

maxbuub waxbadan ayuukahadlay oo ay kamid yihii oktoobartii lasoo dhaafay inay ogaadeen in abaari soo socoto IGAD na waxay leedahay qayb hawada lasocota oo arintaa sheegtay.

wuxuu kaloo sheegay in madaxwenaha soomaaliya hada kahor uu ku calaacalay in dhulkii macaawinadu marilahayd inay haystaan Al-shabaa. sidaa darteed Mr.Maxbuub wuxuu yiri anagoo kaduulayna hadalkii madaxweynaha ayaanu waxaanu furnay wadooyinkii macaawinadu mari lahayd anagoo ah IGAD:

Halkan hoose kadaawo waraysigii oo Vidoe ah

 fatxumaalik1@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.