Home » Archive Maalinta July 29th, 2011

Xarun weyn oo Xisbigga Hiil Qaran ka furtey Magaalada Muqdisho

Jul 29, 2011
Xisbiga Hiil Qaran oo dhawaan lagu dhawaaqey dalka dibadiisa  ayna ka mid  yihiin Siyaasiyiin , Aqoonyano caan ah ayaa Xaflad ku saabsan Furitaanka Xarunta Xisbiga Hiil  Qaran ee Magaalada  Muqdisho  ayaa ka dhacdey Xarunta Xisbigga  waxaana ka soo qaybgaley Xubno ka tirsan  Xisbiga, Culama’udiin , Odoyaasha Dhaqanka , Haween iyo Dhaliyarto iyo marti Sharaf kale oo lagu martiqaadey... 
Halkudheg:

Dalada Waxbarashada FPENS OO Tababar u soo gabagabeeysey Dugsiyada Hoos yimaada Daladaas

Jul 29, 2011
Xarunta FPENS ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa lagu soo gabagabeeyey Siminaar socdey muddo  Shan Maalmood ah loona  qabtey  Maamulayaasha Dugsiyada Hoos yimada Dalada Waxbarashada Fpens oo tiradooda gaareysey 80 Maamule , waxaana siminaarkaas lagu baranayey Doorka Maamulayaasha ay ku leeyihiin sara u qaadida Waxbarashada  waxaana Fulinta siminaarkaas lahaa Shirkadda Hormuud   In tii uu socdey... 
Halkudheg:

Fanaanad oydey markey tagtay xeryaha muqdisho lana hadashay caalamka

Jul 29, 2011
Fanaanad caan ah oo lagu magacaabo Mama Soul dhalashadeeduna tahay Mareykan ayaa maanta booqasho ku timid magaalada Muqdisho waxayna kulan la yeelatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali iyadoo sidoo kalena booqatay xero qaxooti oo ku taala gudaha magaalada Muqdisho. Fanaanadan ayaa horay u soo martay xerooyinka qaxootiga dalka Kenya sida Dhadhaab waxayna sidoo... 
Halkudheg:

SOONKA | WAXAYAALAHA SOONKA FURA WAA SIDDEED

Jul 29, 2011
SOMALI CENTRAL LIBRARY Kismayo – Somalia 26/07/2011 SOONKA Mahad waxaa iska leh Eebbaha Caalamka abuuray, Naxariis iyo Nabadgelyo Alle ha siiyo Nabigeena Maxamed(scw)Eheelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaan. Intaa ka dib, tarjumadani waxay ku saabsan tahay Soonka, Axkaamtiisa, dadka sida ay ugu kala qaybsan yihiin, waxaa Soonka fura iyo faa’iidooyin... 

Humanitarian Appeal | Alliance for Re-Liberation of Somalia

Jul 29, 2011
Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliyeed UK Office Humanitarian Appeal Brief Background: The collapse of the Somali state in the beginning of 1991 and continued deadly conflict ever since have caused unprecedented human suffering at catastrophic levels. Over the last 20 years, alternating manmade catastrophes, civil wars, foreign military invasions and occupations with frequent natural disasters in... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...