Home » Archive Maalinta July 27th, 2011

OGEYSIIS:Gurmadka abaaraha ee London(UK)

Jul 27, 2011
Waxaa si naxariisi ku jirto laga codsanayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed qaasatan jaalliyada ku dhaqan magaalada london,laguna wargelinayaa inay kasoo qayb galaan shirka taakulaynta dadka soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gudaha dalka soomaaliya kuwaasoo aan dhiman nooleyna,oo la doonayo in gacan laga geysto looguna gurmado abaaraha baahsan ee argagaxa leh, Waxaa shacabka soomaaliyeed loogu baaqayaa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo kulan la qaatay Bulshada Rayidka ah

Jul 27, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray ururada bulshada rayidka ah. Ururada Bulshada Rayidka ah ee uu maanta Ra’iisul Wasaaraha DFKMG la yeeshay kulanka ayaa isagu jiray dhammaan qeybaha bulshada ay ka koobantahay. Waxaa goobta kulanka ka hadlay shaqsiyaad ka mid ah ururada bulshada rayidka ah oo si aad ah u soo dhoweeyey kulanka, isla... 
Halkudheg:

Deeqdaan waa Deeqdii Sadexaad oo aan gaarsiino Dadka Abaaraha Tiriik Axmed Cilmi

Jul 27, 2011
Iyadoo weli ay sii socdaan Gurmadka loo sameynayo dadka ka soo cararey Abaaraha waxaana gurmadkaas xoogiisa uu ka imaanayay dadka Soomaaliyeed eek u nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa iyadoo taasi ay jirto ayaa Ururka SWACRO Somali Women Children Rescue Organization wuxuu maanta deeq lacageed gaarsiiyey dadka soomaaliyeed ee ay saameeyeen Abaaraha waxaana deeqdaan lacageed soo dhiibey Jaaliyadda Soomaaliyeed... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...