Home » Archive Maalinta July 26th, 2011

MSF oo ka walaacsan dib u dejinta qaxootiga xerada Ifo 3 oo ku taala Dhadhaab.

Jul 26, 2011
Hayádda dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa aad uga walaacsan dib u dejinta qoxootiga Soomaalida ah ee la dejinayo xerada Ifo 3 ee ku taala Dhadhaab.  Dib u dejintaas oo shalay bilaabatey oo ay horsed ka ahayd hayádda umuuraha qaxootiga ee Qarama Midoobey (UNHCR) ayaa lagu sameeyey qaab an habooneen iyo iyadoo aan lala tashanin hayádaha kale ee samafalka ka bixiya xeryaha Dhadhaab iyo... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo booqday xerooyinka barakacayaasha

Jul 26, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa booqday xerooyinka barakacayaasha Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Waxanaa ku wehliyey booqashadiisa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdixakim Cige Guled iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamud Axmed Nur Tarzan. Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa booqdashasiisa ku tegey xerooyinka... 
Halkudheg:

Wadamada Deeqa bixiya oo Balan qaadkoodii noqday afka baarkiisa

Jul 26, 2011
Waxaa Dalka Talyaaniga lagu soo gabagabeeyey kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen wadamada la isku yiraahdo G-20 iyo Masuuliyiin ka socotey Hayada Cunada iyo Beeraha ee FAO….  waxaana kulankaas si aad ah looga doodey Abaaraha iyo MacLuusha ka taagan Wadamada KA TIRSAN Geeska Afrika oo sida wadamada Soomaaliya ,Jabuuti,Itoobiya iyo Kenya waxaana kulankaas lagu so bandhigey DarAasad la xirirta... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Degen Holand (AMHEM) oo deeq soo gaarsiiyey dadka abaaraha

Jul 26, 2011
Iyadoo weli ay socdaan Gurmadka loo sameynayo dadka ka soo cararey Abaaraha ee Koofurta Soomaaliya   waxaana Gurmadkaas si weyn uga qayb qaatey Dadka soomaaliyeed ee ku nool dalka Gudihiisa iyo dibadiisa     iyadoo taasi ay jirto ayaa kaamka lagu magacaabo Barwaaqo waxaa la gaarsiiyey deeq lacageed oo ay iska soo ururiyeen Dadka soomaaliyeed eek u nool Dalka Holand gaar ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii| Casharkii VI-aad

Jul 26, 2011
Nadaamkii Xamar ka dhismey ee Talyaaniga uu hoggaanka u hayay, muddo dheer kuma ayan qaadan in uu muquuniyo qabaa’ilka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Banaadir. Waxaa sidaas u sahlay awooddii dowladda Talyaaniga ee la daba-taagneyd taakulada iyo saadka joogtada ah. Isla-xilligaas uu culeyska ku hayay Banaadir, maamulkii gumeysiga wuxuu gacanta ku hayay qorshihii uu kula wareegi lahaa meelaha u haray oo... 
Halkudheg:

Baaqa gunaanadka nadwada Gaalkacyo ee bisha luulyo 2011

Jul 26, 2011
Muxaadarooyinka culimadu soo jeediyeen intii Kulancilmiyeedku socday waxaa ka mid ahaa: walaalnimada islaamka, khatarta qabyaaladda, xaaraanimada dhiigga muslimka, ka dheeraanshaha fitnada, islaaxa (heshiisiin) iyo qadarinta culimada. Cillad xagga internetka G/kacyo ah aawadeed,waxaa dhowaan soo gaaray shabakadda warbaahinta ee Somalitalk bayaan laga soo saaray nadwadii ka socotay masjidka Ramadaan... 
Halkudheg:

Bayaan ay soo saareen Beesha reer Boqor ee (Dishiishe)

Jul 26, 2011
Waxa beesha reer boqor ee dishiishe maalmahan uga socday degmada waaciye shir wadatashi kaasoo ay beeshu kaga tashanaysay horumarka beesha, nabad gelyada, siyaasada iyo deris wanaaga. ugu damayntii waxay beeshu soo saartay bayaan kan. Bayaankaan, ayaa waxaa ku cad qodobo aad muhiim ah; kuwaas oo ah: 1. beeshu waxa ay caddaynaysaa inay taageersan tahay dowlada puntland diyaarna u tahay inay la shaqayso... 
Halkudheg:

Macaluul ka jirta Koonfuta Soomaaliya – Caddaymo loogu dhawaaqayo macaluusha

Jul 26, 2011
Caddaymo muujininaya xaalado ba’an oo cunto la’aaneed, nafaqo-darro baahsan, iyo dhimasho nafeed ayaa muujinaya in macaluul ay haatan ka jito laba meelood oo ka tirsan gobollada koonfuneed: habnololeedyada xoolo-beero dhaqata gobolka Bakool iyo gobolka Shabeellada Hoose oo idil. Xaaladahan bani’aadminimo ayaa ka dhigan xaaladda ugu ba’an ee sugnaan cunto ee ka jirta dunida manta, marka loo... 

Muxaadaro ku saabsan ilaalinta Carabka

Jul 26, 2011
Hordhac Muxaadaradaan iyo kuwo kale oo badan oo aan idiin soo gudbin doono waxaa ay ka mid ahaayeen muxaadarooyinkii laga soo jeediyey shirkii ururada islaamka soomaaliyeed ee skandaneefiyaanka waa mu`tamarkii 19àad ee sanadkaan, 30 jun-3 july 2011 lagu qabtay caasimkada labaad ee Iswiidhan, Gothenberg. Shirkaas waxaa kasoo qayb qalay qaar ka mid ah culimada soomaliyeed. Mu`tamarka oo ciwaankiisu... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...