Home » Archive Maalinta July 14th, 2011

Xisaab Loo Furay Kaalmada Barakacayaasha Abaaraha Soomaaliya

Jul 14, 2011
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ee Dowladda FKMG ah ayaa Xisaab (Account) u furtay dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay barakiciyeen si loogu shubo dhqaalaha ay dadka iyo dowladdu ugu talo gashay in lagu caawiyo. Xisaabtan oo lacagta ku soo dhacda sida ay tahay loo gaarsiin doono dadka mutaystay ayaa Accont-kaas oo laga furay Bangiga Dhexe iyo Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil waxaa maamulaya guddiga... 
Halkudheg:

Shirka latashiga soomaaliyeed oo laga yaabo in Garoowe marti geliso

Jul 14, 2011
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Pundland Cabdiraxmaan Faroole ayaa hore u sheegey in Maamulka Pundland uu diyaar u yahay in qabto ama marti geliyo Shirka la tashiga Soomaaliya oo hore loogu heshiiyey qabashjdiisa Shirkii ka dhacay dalka kenya  ka dib markii halkaa isugu tageen Masuuliyiin ka socotey Dowlada Federaalka iyo qaar ka mid ah ,Maamulada ka jira Soomaaliya hadaba maxaa ka jira in Magaalalda... 

Wefdiga diyaarinta shirka wadatashiga Soomaalida oo maanta kulan la qaatay madaxda ugu sareysa dowladda

Jul 14, 2011
Wefdi ballaaran oo uu  hogaaminayo Christian Manhal oo ah kuxigeenka ergayga gaarka ah ee Q/midoobay u qaabilsan xafiiska siyaasada Soomaaliya SRSG ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyagoo kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dowladda sida Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha. Wefdigan ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa wakiilo ka socday maamulada Puntland iyo Galmudug... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...