Home » Archive Maalinta June 26th, 2011

Si aadan ugu Dhicin Dabinkii Majo-xaabiyey Farmaajo!

Jun 26, 2011
Nur Cilmi Xalane Mudane Ra’iisal wasaare, Marka hore Hambalyo, marka xiga, ku soo dhowow halkii loogu xiiray taliyahaagii. Waa waddo halaqu laasimo oo khatarteeda sida looga badbaado ay naadir tahay. Waa kuwa suntoodu ay degdeg wax disho, inta ay qabaanna tiro male, oo dhibanihii ugu dambeeyey adaaba goob joog ahaa. Si aad uga badbaaddo in adna middida lagu saaro, waxad u baahantay inaad dib u daraaseyso... 
Halkudheg:

Warbixin: Sannad Guuradii 51 ee Xorriyada Soomaaliya oo laga xusay Villa Soomaaliya

Jun 26, 2011
Sanad Guuradii 51-Aad Ee Xoriyada Gobolada Waqooyi Ee Somalia Oo Habeenkii Xalay Laga Xusay Magaalada Muqdisho Gaar Ahaan xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo lagu xusayey sanadguuradii 51-aan ee kasoo wareegtay xoriyadii gobolada waqooyi oo ku began 26-juun ayaa habeenkii xalay ahaa si weyn looga xusay magaalada muqdisho gaar ahaan xarunta madaxtooyada ee villa... 
Halkudheg: ,

Mutamarkii 3-aad ee Denmark oo ka bilowday magaalada Aarhus

Jun 26, 2011
Shirweynahan Islaamiga ah oo sanadkiiba bishan oo kale lagu qabto magaalada Aarhus (Århus) oo ah caasimadda 2-aad ee dalka Denmark ayaa si habsami leh uga bilowday dalka Denmark. Kulankan oo uu qabanqaabiyay ururka xiriirka Soomaaliyeed (Det Somaliske forbund) isla markaana ay ka muxaadareeyaan culumaa’udiin waawayn ayuu sanadkan hal ku dhegiisu yahay ”ISLAAMKU WAA HAB NOLOLEED DHAMAYSTIRAN”. Waxaan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...