Home » Archive Maalinta June 22nd, 2011

Hay’adda SWDC waxay idin leedahay – Soomaalaay Baadigoob Nabadda

Jun 22, 2011
Marka ugu horeysa Aduunka waxa ugu Qaalisan waxa weeye in Bulshaddu nabad ay ku wada noolaato, sidaa darteed waa maxay Nabadd? Goormaase la oran karaa waa la gaaray Nabad? Hadaba Akhristayaal ayadoo ay tahay waxa kaliya ee aan u baahan nahay Nabad ayaa waxa ay yeelan kartaa micno badan, hase yeeshee waxa ay isagu soo Biyo shubanaysaa mida oranaysa waa in Dadweynaha ku nool Aduunka oo dhami, Isjeclaado,... 
Halkudheg:

Khilaafka Labada Shariif ee ku saabsan Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub iyo Golaha Wasiirada

Jun 22, 2011
Warbixin ku saabsan Sababaha keeney in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka Caroodo in Cabdi weli Mxamed Cali gaas loo magacaabo Raiisul Wasaare – Faarax Macalin “ Gudddomiyaha Baarlamaanka Xaq u ma leh in uu farageiln ku sameeyo Ciida uu Madaxweynaha u magacaabo Raiisul Wasaare Ayadoo weli la dareemayo Khilaafka ka dhaxeeya Maxweynaha Dowladda Federaalka KMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Gudoomiyaha... 
Halkudheg: , ,

Ururka SOWJ-GROUP oo Gabdho Suxufiyiin ah u soo gabagabeeyey Barnaamijyo Dhinaca Nabadda ah

Jun 22, 2011
Bilooyinkii la soo dhaafey Ururka Suxufiyiinya Haweenka Soomaaliyeed ee Sowj-Group wuxuuu waday Siminaaro , Dood Cilmiyeed iyo Tababaro la siiinayey Gabdhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed kuna aadan sida Suxufiyiinta looga baahan yahay in Dalkooda Nabad ku soo dabaalaan , waxaa ururka mar kasta Howlahaas gacan ka siinayey Hayadda Somali Peace Line waxaana Maalintii Axadda ahayd la soo dhaafey ururka Sowj-Group... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...