Home » Announcements »

Tacsi: Faarax Guure oo ku geeriyoodey Daarasalaam, Tanzania

TacsiWaxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa inagoo ah jaaliyada Denmark ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyooday Ilaahay Hawnaxariistee Faarax Guure oo shalay taariikhdu markay ahayd 17.06.2011 ku geeriyoodey Daarasalaam.انا لله وانا اليه راجعون

Marxuumka Allaah waxaa ka baryeynaa inuu Qabrigiisa u nuuriyo Kitaabkiisana Midigta, Allaah Qabrigiisana ilaahay u waasiciyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Waxaa Tacsida diraya:

DR.Sharmaarke Maxamuud Maxamed (Denmark) Iyo Reerkiisa

Baashi Xasan Tubaako (Denmark) Iyo Reekiisa

Faarax Maxamuud Saalax (Denmark) Iyo Reerkiisa

Maxamed Maxamuud Maxamed (UK) iyo Reekiisa

Shukri Maxamuud Maxamed (UK)
iyo odageeda iyo caruurteeda

iyo dhamaan reer maxamuud maxemed

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.