Home » Archive Maalinta June 18th, 2011

DFKMG oo Hawada ka dul-degtey Mowjaddii ay ka hadli jirtey Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan

Jun 18, 2011
Dowladda Federaalka oo Weerar Dhinaca Mowjadda/Hawada ah ku qaadey Idaacaddii Islaamiga ee Al-Furqaan – Waxaa Weerarkaan ka Hadley Xildhibaanad Caasho Axmed Cabdalla iyo Xildhibaan Salaad Cali Jeelle, Odayaasha Dhaqanka, Qurba Joogta  iyo Maamulka Idaacadda. Idaacadda Alfurqaan oo si weyn looga dhageysto Dalka Gudhiisa iyo dibadiisa ayaa waxaa maalmahaan Weerar ku ahaa Dowladda Federaalka... 
Halkudheg: ,

Tacsi: Faarax Guure oo ku geeriyoodey Daarasalaam, Tanzania

Jun 18, 2011
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa inagoo ah jaaliyada Denmark ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyooday Ilaahay Hawnaxariistee Faarax Guure oo shalay taariikhdu markay ahayd 17.06.2011 ku geeriyoodey Daarasalaam.انا لله وانا اليه راجعون Marxuumka Allaah waxaa ka baryeynaa inuu Qabrigiisa u nuuriyo Kitaabkiisana Midigta, Allaah Qabrigiisana ilaahay u waasiciyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN Waxaa... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...