Home » Archive Maalinta June 12th, 2011

Sheikh Shariif: Shirkii Kampala ayaa (Guddoomiyaha) Baarlamaanku ka Sheegay in aysan la shaqayn karayn Farmaajo oo ay tahay in uu iscasilo

Jun 12, 2011
Shir jaraa’id ayaa Sheikh Shariif ka sheegay in Shirkii Kampala markii la isku raacay in DFKMG waqtiga loo kordhiyo hal-sano ayaa waxaa soo baxay caqabad, taas oo ah in baarlamaanku diidey in ay la shaqeeyaan Ra’iisul Wasaaraha, taasoo ah in ra’iisul wasaarahu iscasilo, isaguna sidaas ayuu aqbalay” ayuu yiri Sheikh Shariif oo shirka jaraa’id ku qabtay Muqdisho June 12,... 
Halkudheg: ,

Sawirka Farmaajo qofkii aan sidan oo aan mari karin jidadka Muqdisho inta ay ka taliso DFKMG

Jun 12, 2011
iyo Taageerayaasha Labada Shariif oo wada Qabaqaabada Banaanbax lagu Taageerayo Go’aamadii Shirkii Kampala- Dhankaa kale Xubno ka Madaxbaan labada dhinac oo ka digey in Banaanbaxyada isku bedelaan Weji kale iyo Maxamed Dheere oo sheegey in dadka lagu qasbay in ay qaataan Sawirka Farmaajo Iyadoo weli ay sii socdaan Banaanbaxyada lagu taageerayo Raiisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo... 
Halkudheg: ,

Baarlamaanka Soomaaliya waa in uu soo saaro xeer ay ku cadaynayaan in badda Soomaaliya cabirkeedu yahay 350 mayl-badeed

Jun 12, 2011
Bashiir Sheikh Maxamuud ayaa farriin ku aadan badda Soomaaliya waxa uu u diray baarlamaanka DFKMG, taas oo uu kaga codsaday in ay soo saaraan xeer ay ku cadaynayaan in laga soo bilaabo 2009 in badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay  350 mayl-badeed (oo u dhiganta 648 kiilomiter), si sheekada 200 mayl ay usoo af-jaranto. Mana jirto wax arrintaas ka hor taagan baarlamaanka Soomaaliya ayuu yiri Bashiir,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...