Home » Archive Maalinta May 12th, 2011

Xukuumadda FKMG oo u Jawaabtey Guddoomiyaha Baarlamaanka

May 12, 2011
Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadal uu siiyay warbaahinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan: Warsaxaafadeed: Arbaco, Muqdisho, May 11.2011—–Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadalkii shalay 10-kii May 2011 uu siiyay warbaahinta Guddoomiyaha Baarlamaanka kaasoo ahaa in Xukuumada FKMG... 
Halkudheg:

Guddiyadii Doorashada Madaxweyninimada Soomaaliya oo si Nabadgelyo ah uga ambabaxay Garoonka Muqdisho ka dib Cadaadis ka yimid..

May 12, 2011
Maalintii Isniita ayay ahayd markii Xildhibaano gaaraya 40 Xildhiibaan oo ahaa Guddiyadii Doorashada Madaxweynaha soomaaliya laga hor istaagey in ay ka dhoofaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeedey Dalka Kenya si ay uga qayb galaan Siminaar ku saabsan qaabka loo sameeyo Doorashooyika Madaxweynaha waxaa siminaarkas bixin lahayd Hayad fadhigeedu yahay Cariga Mareykanka oo... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...