Home » Archive Maalinta May 7th, 2011

Xukuumadda Farmaajo oo ku dhacday Shirqool lagu Dhaxal Wareejinayo Badda Soomaalida

May 7, 2011
Xukuumadda FKMG ayaa sheegtay inay Qarammada Midoobay u gudbinayso cabir ay ku sheegtay 200 mayl badeed oo ah aagga dhaqaalaha, halkii ay ka gudbin lahayd cabbirka Dhul-badeedka Soomaaliyeed oo ah 350 mayl badeed… iyo Dhambaal ku socda Xubnaha Golaha Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya Halkan ka akhri….  Read More →
Halkudheg:

11 kun oo Ciidan ah oo Ilaalo u ah Min Madaxweyne ilaa Agaasime Guud

May 7, 2011
Waagii hore waxaan maqli jiray wadada ciidamada Wadadaas oo gaar u ah qaybaha kala duwan ee ciidamada, iyaga ayaa mara iyo Tiknikadooda hase yeeshee maanta Waddada Makka-Almukarama oo ahayd waddo rayidku mara haddii aad wax yar fariisato waxaad arkeysaa Gawaari isugu jira kuwa Ciidamada, Kuwa Raaxada iyo kuwo waaweyn oo ay dul saaran yihiin cidamo aad u fara badan kuwaas oo hadba dhinac u carara. Ninka... 
Halkudheg: ,

BAAQA 1aad: Soo-rogaal-celinta Soomaliyeed | Dr. Cumar Cusmaan Raabe

May 7, 2011
Soomaaliyey!… I.         Haddii Qaranka Soomaliyeed la waayo Qayb haraysaa ma jirto wixii “shanta Soomaliyeed” la oran jiray”. Haddi qaranka Soomaliyeed la waayo qolla haraysa ma jirto. Haddii Qaranka Soomaaliyeed la waayo qoys harayaa ma jiro. Haddii qaranka Soomaliyeed la waayo qof Soomaliyeed oo haraya ma jiro… Idiinkuba ma aragtaan, Soomaliyey, lug sii socota oo la leeyahay... 
Halkudheg: