Home » Archive Maalinta April 12th, 2011

UN: Kulanka Wadatashiga ee Heerka Sare ee lagu soo nooleynayo wadahadallada oo u qabsoomaya sidii loogu talagalay

Apr 12, 2011
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in kulanka Nairobi uu gogol dhig u ah kulan bisha soo socotalagu wado in uu ka dhaco Muqdisho.. Warsaxaafadeedka hoos ka akhri.   Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WARSAXAAFADEED 00/2011 Kulanka Wadatashiga ee Heerka Sare ee lagu soo nooleynayo... 
Halkudheg: , ,

The Health Challenges in Cold Countries – Part 1: The Role of Vitamin D in Health and Autism

Apr 12, 2011
INTRODUCTION It is difficult to cover all the problems in one article, so I selected interrelated issues which are most alarming ones and these are the consequences of vitamin D deficiency and Autism. READ MORE  Read More →
Halkudheg:

MAHIIGA IYO KOOXDIISU CADDOOWGA QARAN-NIMADDA

Apr 12, 2011
Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh- Shaki kuma jiro in Danjire-Mahiiga ergayga Wakiilka Qaramadda Midoobeey ee Somaaliya wado oo wuu cadeeystay la dagaalanka jiritaanka Somaaliyeed waxaana markhaati cad u ah qorshaha shirka Shir-qoolka Kenya lagu qaban doono 13/04/2011 ujeedada ka dameeysaana tahay kala dirida dawladda KMG ah iyo soo nooleeynta awoodii qabqablayaasha(gacan ku dhiiglayaashii) iyo... 
Halkudheg:

Bannaanbax looga soo horjeedo Waftiga Gumaysiga Itoobiya oo ka dhacay Minneapolis

Apr 12, 2011
Muddaharaad looga soo horjeedey koox ka socotey Itoobiya ayaa Axaddii ka dhacay faras-magaalaha magaa-lada Minnea-polis, waxaana bannaanbaxaas ka qayb galay qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee ku sugan magaalooyinka mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis ee Gobolka Minnesota. Dadkii ka qayb galay bannaanbaxa ayaa ku dhawaaqayey erayo ka dhan ah gumaysiga Itoobiya iyo kooxda uu u soo dirsaday Minneapolis. Waa... 
Halkudheg:

Wafdigii Puntland oo gaaray Nairobi kana qaybgali doono Shirka Soomaalida

Apr 12, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa sheegay in mowqifka Puntland ee ku aadan “xil-kororsiga hey’adaha Dowladda Federaalka KMG ah (TFG) uusan waxba iska badalin”, taas oo ah in Puntland ay “weli ka soo horjeedo in xilka loo kordhiyo hey’adaha TFG-da.” Waxaana warsaxaafadeedka hoos ku qoran uu caddeeyey in waftiga Puntland ee gaarey Nairobi ay ka qayb geli doonaan shirka... 
Halkudheg: , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...