Home » Archive Maalinta April 3rd, 2011

Maqaal:Agustin Mahiga oo Noqday Caqabada dawladnimada Soomaaliya

Apr 3, 2011
Tan iyo intii la magacaabay Ergayga gaarka ah ee xoghaya guud ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Dr: Agustin Mahiga, ayaa waxaa dalka Soomaaliya hadheeyey khilaafaad cusub iyo kala qaybsanaan joogto ah. Taasoo u kala baxday labo qaybood, mid u dhaxaysa dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya dhexdeeda, iyo weliba maamul goboleedyada qaarkood. Khilaafka ayaa waxaa kii ugu weynaa ee saldhiga u ahaa gacantiisa... 
Halkudheg:

DFKMG oo madax ka tirsan Qarammada Midoobey ka mamnuucday Soomaaliya

Apr 3, 2011
DFKMG ayaa soo saartay qoraal ay “kaga mamnuuceen inay soo galaan gudaha dalka Soomaaliya isla markaana aysan wax shaqo ah fulin karin madaxa Afrikada bari iyo koofurta ee xafiiska sarre xaquuqda aadanaha ee Qaramada midoobay (Office High Commissioner for Human Rights –OHCHR-) iyo wakiilka Qaramada midoobay ee xuquuqda aadanaha isla markaan ah madaxa qaybta xaquuqul insaanka ee xafiiska siyaasadda... 
Halkudheg:

Isbedelada Dunida Caalamka iyo Xaalladda Guud ee Dalka Soomaaliya

Apr 3, 2011
Dunida caalamka ayaa waddamada soo koraya qaar ka mid ahi waxaa ka dhacaya kacdoono siyaasadeed oo looga soo horjeedo dowladaha xukunkoodii oo ku raagay ee ka talinayey muddo ka badabn afartameeyo sanadood ama in in ku dhow qaarkoodna u tallaabay boqortooyo sida waddanka Baxrayn kuwaa oo ay ka soconayaan qaarkood bannaanbaxyo looga soo horjeedo xukunadaa aan xaqa ahayn ee uu waqtigoodii uu dhammaaday,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...