Home » Archive Maalinta March 29th, 2011

Gabay: Cali Samatar Calankuu u siday…WT- Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine)

Mar 29, 2011
03/28/2011 “Soomaaliyoo dawladoo qaranku saan qaaday Oo salab dirays ciidanloo nabad ku saacaysa Cali Samatar Calankuu u siday sarow kaceediiye,” Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine) Gabaygan wuxuu soo baxay taariikhda kor ku xusan. Gabaygan CALI SAMATAR CALANKUU U SIDEY…waxa tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine). Abwaanka ayaa gabaygan ka tiriyey dacwadda xaqdarrada ah ee lagu oogay Gen. Maxamed... 
Halkudheg:

Dhibanayaashii General Mohamed Cali Samantar oo difaaciisa isu-taagay

Mar 29, 2011
Inta aanan u guda gelin dulucda doodayda waxaa jeclaan lahaa in aan idin la wadaago dhacda aan xoog-ogaal u ahaa oo ka dhacady qurbaha oo aan rabo in aan gogol dhig uga dhiga gunta doodayda. Dhalinyara ka mid ah kuwii laga soo barakacayey wadanka Isu-taga Imaaraatka Carabta ka dib markay gaareen 18 sano, maadamaa sida waafaqsan sharciga Isu-taga Imaaraatka Carabta aan ilmaha gaara da’daas lagu... 
Halkudheg:

Qaybta 3-aad | SKA iyo Maamul goboleedyada

Mar 29, 2011
Qormadeena 3aad waxaan idan Alle ku falaanqayn doonaa sida uu heshiiskani u taabanayo maamul goboleedyada sida Somali Land, Punt Land iyo kuwa kale ee wadada kusoo jira. Balse intaynaan u gelin qormadeena waxaa rabnaa inaan isla garano hal arin taasoo ah, horta caalamku Soomaaliya waxa uu u yaqaan inay tahay hal wadan inkastoo ay maamul goboleedyadu sameeyeen horumar dhinac kasta ah leh oo ku dayasho... 
Halkudheg:

Dood ku Saabsan Qabyo Qoraaleed Dastuurka Soomaaliya oo lagu qabtey Jaamacadda Caalamiga ah ee Afrika ee Suudaan

Mar 29, 2011
  Dood cilmiyeed looga hadlaayey qabyo qoraaleedka dastuurka soomaaliya ayaa waxaa ay ku qabsoontay jaamacada international university of Africa oo kutaala bartamaha magaalada Khartoum ee xarunta wadanka sudan. Doodaani ayaa waxaa markaasi soo qaban qaabiyey ururka ardeyda qaanuunleyda soomaaliyeed ee ku dhaqan sudan,waxaana kasoo qeyb galay aqoonyahano soomaaliyeed ,safiirka soomaaliya sudan... 
Halkudheg:

Gabeygii Gurdan Raac

Mar 29, 2011
Gurdan Raac waxaan Tiriyay dhmaadkii Sanadkii tegay ee 2010-ka Maalintii Ninka ku Magacaaban Ra’iisalwasaaraha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ku dhawaaqay Golaha wasiirada ee sidiisoo kale ahaa Qurbo joog aanay Shacabka soomaalidu aqoon buuxda u lahayn. Waxa ay bedeleen oo Kuraastoodi ku fariisteen kuwo sidooda oo kale Liiskooda Shisheeyaha Lagala Tashaday . Waxa ay ku soo Biireen xubno... 
Halkudheg:

DHAMBAAL – Ku: Aqoonyahanka Soomaaliyeed | Qaybta 3aad

Mar 29, 2011
Geela marka uu dido, lama hor istaago, lagamana haro. Haddii aad hor istaagto oo aad isku daydo in aad celiso, waa uu kugu tumanayaa; waxaana dhici karta in uu halkaas kugu dilo, isna uu sii dido oo uu cararka aad ugu sii fogaado. Sida ugu fiican oo Soomaalida oo geel-dhaqashada aad u taqaan, ay arrintan ku maarayso; waxaa weeye, in marka hore la hubiyo waxa geellu ka diday, lana aqoonsado jiritaankeeda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...