Home » Archive Maalinta March 20th, 2011

Harddanka Siyaasadeed ee u Dhaxeeyey laba Shariif oo gaarey Meeshii ugu Sareysey ka dib Markii…

Mar 20, 2011
Isbaheysi Dhexmarey Shariif Xasan iyo Cali Maxamed Geedi — Iyadoo fooda nagu soo heyso Doorashadii Madaxweynaha Dowladda Federaalka iyo mida Gudoomiyasha Baarlamaanka iyo ku xigeenadisa  ayaa waxaa durba bilowdey ololihii Doorashadaas gaar ahaan midda Madaxweynaha waxaana socda kulumo lala yeelanayo Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Beesha caalamka. Shiikh Shariif oo ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka... 
Halkudheg: ,

Imisa Magac leh Ah ayaa Mooyga Ku maqan….

Mar 20, 2011
20 Sano ayaan ku jirnaa Dil,dagaal,daad, Abaaro,iyo musiibo aan dhamaad laheyn intaa oo dhan waxaan jirin bidhaan nabad ama neecaaw lagu nasto maanta. Hadaba qoraalkan ayaan ku muujin doonaa akhristow inta qof ee soomaali iyo ajaanib ah ee lagu dilay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba iyo taariiqaha la shirqoolay oo aan wali la soo gacan galin gabood falayaashi geystay dhagartan lagu maja xaabinayo... 

8630 Neef lo’da oo laga daweeyey cuduro kala duwan

Mar 20, 2011
Maamulka islaamiga ah ee Wilaayada Shabeellada Hoose oo soo gaba-gabeeyey howlo ay ku daweeyeen 8630 Neef lo’da, oo laga daweeyey cuduro kala duwan, halka qaarkoodna la siiyey daawo lagu naaxinayo. Dhaqaatiir aqoon durugsan u leh xanaanada xoolaha kana tirsanaa wasaaradii xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowladii hore ee Soomaaliya oo ay shaqasiisey wilaayada Shabeellada hoose ayaa ka qayb-qaadanayay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...