Home » Archive Maalinta March 18th, 2011

Xannunka Kolestrolka (Atherosclerosis) – Q.1aad

Mar 18, 2011
Maqaalkan wuxuu ku saabsan yahay caafimaad,waana maqaalo dhowr ah oo aan ugu tala galay in aan dadweynaha Soomaaliyeed uga faa’iideeyo arimo u muhiim ah noloshooda,si aan gacan uga gaysto dadaalka loogu jiro in loo guntada dhibaatada ku habsatay shacabkeena,taas oo aan u arko in ay tahay waajib saaran qof walba in uu umadda uga faa’iideeyo wixii uu u soo baratay dartood.   Q1aad. Kolestolka... 
Halkudheg:

Farmaajo oo Shirkad Maraykan ah kula heshiiyey lacag kabadan 240,000 doolar oo la siinayo Shirkadda

Mar 18, 2011
Raisul Wasaare Farmaajo oo  Dalka Mareykanka Heshiis Qarsoodi ah Shirkad kula soo galay (Lifaaq nuqulka heshiiska — Attached Original Contract) — Sidaan horey idiinku soo bandhigay sannadkii tegay heshiiskii Sarcen International ayaan hadana mid kale idiinku soo bandhigi donaa qoraalkan. Heeshikii Riasul wasaaraha kula galay Shirkad “Lobbist ah”- dulaal Mareykan ah inay wakiil Soomaliya... 
Halkudheg: ,

Maxaad kala socotaa heshiiska ay shirkada SKA kula wareegtay garoonka dayuuradaha ee Muqdisho

Mar 18, 2011
Qeybta 1aad – Shirkada SKA waa shirkad ka mid ah shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee ganacsiga ka sameeya wadamada ay dhibaatadu ka jirto ee ay adagtahay in ay shirkadaha caadiga ahi ay ka howlgalaan. Shirkadan oo ay mulkilayadeeda leeyihiin rag hore u soo ahaan jiray ciidan ayaa waxa ay ka howlgashaa wadamada sida Ciraaq, Afghanistan iyo Somaliya oo ay hada ka howl bilaawday. Hadaba... 
Halkudheg:

Ogeysiis:Soomaalida Minnesota – Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Caddaalad darrada Lagu Hayo Maxmed Cali Samatar

Mar 18, 2011
Ogeysiis waxaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee dagaangobolka Minnesota iyo dhamaaan gobolada Mareykankaba waxaa la ogeysiinaya in March 25, 2011 la qaban doono banaanbax balaadhan oo ay qabanayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee jecel caddaalada iyo sinnaanta oo ay kaga soo horjeedaan cadaalad dariida iyo dulmiga sida gooni faquuq ah loogu heysto madaxweyne ku xigeenki hore ee Soomaaliya Maxamed... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...