Home » Archive Maalinta February 15th, 2011

Sheikh Shariif oo sheegay in uu doonayo xukuumaddiisa in loo kordhiyo Waqtiga

Feb 15, 2011
Warsaxaafadeed uu akhriyey Madaxweynaha xukuumadda FKMG ayaa si cad shaaca uga qaaday in Dawladda Federaalka kumeelgaarka ay doonayso in waqtiga loo kordhiyo… Dhegeyso Sheikh Shariif oo akhrinaya Warqadda Warsaxaafadeedka Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. AudioPlayer.embed("audioplayer_1",... 
Halkudheg: , , ,

Midowga ardayda Jaamacadda Nugaal oo hawlo wacyi gelin xaga waxbarashada ah ka soo sameeyay Degmooyinka Gobolka Sool

Feb 15, 2011
Midowga ardayda Jaamacadda Nugaal (Nugal University Students Union), oo dhawaan la aasaasay ayaa hawlo wacyi gelin ah  deeq  gaadhsiiyay degmooyin ka tirsan Gobolka Sool sida Degmooyinka kala ah Boocame, Taleex, Xuddun iyo Yagoori. Intii ay ku guda jireen safarkooda waxbarasho waxay kormeer ku soo mareen dugsiyada waxbarashada ee degmooyinkaas sida Dugsiyada sare oo ay ardayda kala sheekaysteen... 
Halkudheg: