Home » Faallo »

Barashada Luqadda English. Q.2aad

Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN

Qaybtaan wuxuu si toos ah ugu xiran tahay, qaybtii hore ee aan kasoo hadalnay, hase yaashee, casharkaan ugama hadli doonno qaabdhismeedka weero (Sentences) iyo wixiii la xiriiira, sababtoo ah  kuwaas waxaan uga soo hadalnay qaybihii hore.

Qaybtaan, waa qaybta  ugu muhiimsan waxayna ku saabsan tahay qaabdhismeedka Tuducda(faqrada) Paragraph sidaas darteed tudcaha qaarkood waxaan soo celcelin  doonnaa  labo goor ama saddax  annagoo marba  dhinac ka fiirinayna.

Labo iyo tobanka Tudcood (Paragraphs) ee ugu horreeya,  waxaan xoogga saari doonna  oo kaliya saddexdaan arrimood (Topic sentence, Supporting sentence iyo concluding Sentence.)

Waa maxay Tuduc(paragraph)?

Tuduc (Paragraph) waa weero (sentences) badan oo  hal mowduuc oo kaliya ka hadlaya. Tusaale ahaan: Tuduc (paragraph) waa sida hamburger oo kale oo ka kooban  saddex  qaybood. Qaybta kore ,qaybta dhexe iyo qaybta hoose.

Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN

Qaybaha kale ka akhri https://somalitalk.com/tag/luqad/

Qore: Luqman
akhrii@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " Barashada Luqadda English. Q.2aad "

  1. khadro says:

    waan idin salamayaa marka xigtan waxaan doonayaa idaan iigusoo celisaan casharkii igu horeeye waa is fahmi waynay idinkoo raali ah

  2. garyaqaan says:

    asc…
    aadbaan kaaga mhad celinayaa maxaa yeelay waxaan si fiican uga faaiideystay casharadaada Q1 IYO Q2 aadba.halkaas nooga sii wadno,waana kaa sugaynaa cahsarkii xigay…aadbaanaa kaaga mahad celinayaa.

    @yaxye sxb tallo ahaan waxaan ku dhihi lahaa inaad fahantid casharkaan waa muhiin uma boodi kartid kan 3 aad sababtoo ah waa isku xiran yihiin sidaan filayo.waxaan ku dhihi lahaa la xariir qoraaga sii si fiican kuugu faahfaahiyo,schoolna la kaasho.wcs

  3. Yaxye says:

    Asc awalan shukran jasiiilan calaa qidmatik. casharka labaad waa iigu adag yahay fahamkiisa waxaan rabaa inaan u boodo casharka saddexaad ee goormee soo daabici kartaa?
    shukran xabiiibi