Home » Archive Maalinta January 17th, 2011

Gobolada Soomaaliya oo ay soo wajahday Xaalad abaar aad u daran

Jan 17, 2011
Shirkadda Hormuud oo biyo dhaamin ka bilowday deegaanada qaar — Iyadoo dalka ay soo food saartay xaaladda abaar ah ayaa wararka ka imaanaya gobolada dalka¬† Soomaaliya waxay sheegayaan in dad iyo duunyo ay ugu geeryoodeen abaarta kadib markii ay waayeen biyo baad, waxayna dadku bilaabeen in ay u soo barakacaan qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka. Odoyaasha la socda xiliyada roobka... 
Halkudheg:

Puntland oo gebi ahaanka xiriirkii u jartay DFKMG

Jan 17, 2011
Warsaxaafadeed Sabtidii ka soo baxay Puntland ayaa shaaca ka qaaday in aysan wax wada-shaqayn ah la yeelanayn DFKMG, iyo in DFKMG aysan sinnaba wakiil uga noqon karin Puntland, iyo in Beesha Caalamka aysan u aqoonsan DFKMG ah mid wakiil ka ah Dowladda Puntland; iyo in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Siyaasada Somaliya (UNPOS) ay dib uga fiirsato mowqifkeeda iyo taageerada ay la garab-taagantahay DFKMG. Warsaxafadeedkaas... 
Halkudheg: ,

Better or worse: Prime Minister Farmajo first half of 100 days in office.

Jan 17, 2011
By Mohamud Ahmed / Email: maash68@gmail.com – As the year 2011 hastens, the Transitional Federal government of Somalia has its clock ticking towards the proposed end date of the TFG Administration. The TFG tenure will expire in 7 months and the prospect of an extension is very bleak. However, for the Prime Minister, Mohamed Abdullahi Farmajo, the year 2011 bears an over-sized load. Somalia’s... 
Halkudheg: