Home » Archive Maalinta January 14th, 2011

“Haddii xilka uu madaxweynaha ka dhammaaday, baarlamaankana wuu ka dhammaaday” Waraysi Safiirka DFKMG u fadhiya Jabuuti

Jan 14, 2011
“Madaxweynaha xilku kama dhammaan, waxaa xilku kaga egyahay Agoosto 2011….  in madaxweynaha uu xilku ka dhammaado oo baarlamaankuna jiro ma soconeyso.”  “Meesha waa la wada dumo ama waa la wada jabi..” ayuu yiri. C/raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo ah Safiirka cusub ee Soomaaliya  u fadhiya Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka hadlay... 
Halkudheg: , ,

Maraykanka oo lagu dhaawacay Askari ka tirsan Booliska Los Angeles oo dhalashadiisu tahay Soomaali

Jan 14, 2011
Maxamed Axmed oo 27 jir ah ayaa la gaarsiiyey dhaawac culus kaddib markii xabbad lagala beegsaday madaxa, sida ay sheegeen booliska magaalada Los Angles oo uu ka tirsan yahay. Waxaa dhaawaca wajiga ka gaarsiiyey waa nin la sheegay in uu ahaa Gangster, ninkaas oo toogasho lagu diley. Maxamed Axmed oo ah Somali immigrant, waxa uu ku jirey tababar la xiriira booliska gaafwareega ama ilaaliya ammaanka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...