Home » Archive Maalinta January 9th, 2011

SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA | Mustafe Ibraahim

Jan 9, 2011
Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane ah oo ay kamid ahaan doonaan: Side loo abuuraa ganacsi Side loo kobciyaa ganacsi Maxaa keenaa in ganacsi guulasyto Maxaa keena in ganacsi uu guul daraysto Shirkadaha guulaystay ee dunnida iyo sababaha ay ku guulaysteen Shirkaddaha guul-daraystay ee adduunka iyo sababaha ay ku guul-daraysteen Side lagu noqon karaa maamul ganacsade fiican Waxaanu... 
Halkudheg:

A new research on Somali young people in the UK [Part I]

Jan 9, 2011
Growing Up Somali in Britain The experience of a group of young Somali men and women coming of age in London By Aweys O. Mohamoud Institute of Education, University of London Aweysmohamoud@aol.com First and foremost, I owe a great debt of gratitude to all the young people and their parents who willingly shared the most intimate details of their lives with me for the benefit of this research. They did... 
Halkudheg:

Barashada Luqadda English

Jan 9, 2011
بِسۡمِ ٱللهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ . الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على أفضل الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وأصحابه ومن سار على نهجه إلى يوم الدين. {قُلْ إِنَّ صَلاَتِى وَنُسُكِى وَمَحْيَاىَ وَمَمَاتِى... 
Halkudheg:

Khudbaddii Dr. Faroole ka jeediyey sannad guuradii labaad ee doorashadiisii

Jan 9, 2011
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo khudbad dheer ka jeediyey sannad guuradii labaad ee ka soo wareegtey doorashadiisii ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin burcad badeedda, abaaraha, ammaanka, xiriirka Puntland iyo Dawladda Federaalka kumeelgaarka, heshiiska shirkadaha iyo arrimo badan oo kale. Khudbadda Dr Faroole ka dhegeyso Halkan [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/drfaroole_2.mp3] Dr.... 
Halkudheg: ,

Bay iyo Bakool: Alshabaab oo ururiyey Xoolo Zako ah oo gaaraya 30,000 Ari iyo 2,500 Geel

Jan 9, 2011
Munaasibad xoolo nool loogu qeybinayey oo ka dhacday dagmada xudur oo ka tirsan Gobolka bakool . Xaflad si  heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen mas’uuliyiinta xarakada alshabaab ee wilayadaha bay iyo bakool isla markaana qoysas abaaraha iyo colaadaha ku ceroobey xoolo nool lagu gudoonsiinayey ayaa ka dhacday dagmada xudur oo ka tirsan gobolka bakool waxaana ka hadlay gudoomiyaha... 
Halkudheg: , ,

Soomaaliya:- 20 Sano Qax iyo Dowlad La’aan!

Jan 9, 2011
“20 sano kalle oo dagaal iyo dowlad la’aan ah diyaar ma u nahay?” Aniga oo web-ka  google.com ka raadinaya dhibaatadda Dagaalada iyo saameenta uu ku leeyahay bulshooyinka  ayaan isheedu qabatay “List of civil war” kadib markii aan sii aqriyay waxaan ku arkay in dalka Soomaaliya oo kaliya uu yahay dalka kaliya ee 20 Sano oo xiriir ah ay dagaalo ka socdaan laga soo bilaabi sanadkii 1991-2011. Dalka... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...