Home » Archive Maalinta January 8th, 2011

Villa-deena Soomaaliya. Waa maqaal ka hadlaya muranka & inkiraadda heshiisyada waxyeelada

Jan 8, 2011
Villa-deena Soomaaliya. Malmihii ugu dambeeyay waxay dhagaheenu aad u maqlayeen heshiisyo la sheegay in lala galay shirkado kala duwan si ay u maamulaan hanti ummadda Soomaalidu leedahay noocay doonto ha ahaatee. Heshiidyadan oo ay ugu dambeeyeen kuwii lala galay shirkad lagu magacaabo Saracen International & weliba shirkad la sheegay in Japan laga leeyahay taasoo la wareegtay dhismaha magaca internet-ka... 

Shirkii Aqoonyahanada Soomaaliyeed Ee Ku Shirey Dalka Jabuuti Maxaa Ka Soo Baxay: Warbixin

Jan 8, 2011
Shirkii maalmahan uga socdey Hoteel Shariton ee caasimada dalka Jabuuti Aqoon yahano Soomaaliyeed ee ka kala yimid daafaha caalamka, 13-ka ilaa 21/12/2010 oo uu soo qaban qaabiyey Mac-hadka Daasaadka Culuunta Siyaasadda iyo Istiraatiijiyada dalka Jabuuti ayaa laga soo saarey qoraal ka kooban 12 Bogg oo cinwaankiisu yahay Hoogga Soomaaliyeed iyo Hiilka Aqoonyahan. Qoraalkan oo ahaa mid ku qornaa luqadda... 
Halkudheg:

Famaajo oo laga codsaday in uu soo bandhigo Heshiiskii BADDA iyo inta dokumenti ah ee Dowladdu ka heyso…

Jan 8, 2011
iyo Dhambaal ku socda Shacabka Soomaaliyeed oo cinwaankiisu yahay “Yaa u maqan ama diyaar u ah Difaaca Badda Soomaaliya” Qoraaga Magaciisu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waana diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). Sannadkii 1979-kiina waxa uu noqday... 
Halkudheg:

Ururka Haweenka ee Xanaano Degmada Guriceel oo Deeq lacageed gaarsiiyey dad Duruufo kala duwan haystey

Jan 8, 2011
Ururka Haweenka ee Xanaano  Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa Dhawaan waxay deeg lacageed gaarsiiyeen dad ku dhibaateysnaa Deegaankaas kuwaas oo isugu jirey Dad Naafo ah , kuwo Dan yar ah iyo kuwa kale oo heystey Daruufo kala Duwan  waxayna arrintaan ku timid markii uu ururka soo Kormeerey Dadkaas ka dib uu u qaybiyey Deeqdaas lacageed Howshaan lacag qaybinta ayaa qaadatey Muddo hal  maalin... 

Golaha Qurbajoogta Jubooyinka oo baaq ka soo saarey xaalada abaareed ee dalka ka jirta.

Jan 8, 2011
Xaalada abaareed ee ka jirta dalka Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan degaanada Jubooyinka ayaa ah mid mareysa meel aad u khatar ah oo dadkii iyo duunyadiiba galaafatay. Waxgaradka deegaanka oo aan la xiriirney ayaa inoo sheegey in gobolada jubooyinka gabi ahaanba ay ka taagan xaalad aad u adag, oo hada ay ka socoto qaxitaan baahsan oo aysan cidna ku hari doonin haddii ay xalaadan abaareed aan waxba... 
Halkudheg:

Hay’adaha Samafalka Soomaaliyeed(ee Islaamiga) & Carabta: Qaybta 1aad

Jan 8, 2011
Assalaamu Alaykum. Marka hore fariinteyda sanadka cusub 2011, waxaan Ilaahey weydiisanaya inuu sanadkan arimaheena wax kabadalo; inuu quluubteena isu soo dumo, inuu Qaranimadeena noo soo celiyo, inuu kadhigo sanadkan mid loogu magacdaro oo lagu xasuusto ‘Sanadkii ay heshiisey Somalia- 2011’. “Aamiin Allahayow Waa Amaanadaadii” Maanta iyo maqaalkeena, waxaan ku eegeyna arimaha... 
Halkudheg:

Saracen scandal exposed TFG’s hypocrisy and incompetence | By Uluso

Jan 8, 2011
For good governance, politicians accused of forgery, lies, corruption and incompetence should resign or be forced to leave office or thrown in jail if they are caught red-handed. President Sheikh Sharif, Prime Minister (PM) Mohamed Abdullahi Formajo, Minister Abdulkareem Jama of Posts, Telecommunication and Information (PTI) of the Transitional Federal Government (TFG) are accused of forgery and... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...