Home » Archive Maalinta January 7th, 2011

Xildhibaanada Baarlamaanka oo ku kala qaybsan in xilka loo kordhiyo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif

Jan 7, 2011
Xildhibaanada Baarlamaanka oo maalmahan kulamo kula yeelanayay Magaalooyinka Muqdisho iyo Nayrobi ayaa la sheegay in ay si aad ah ugu kala qaybsan yihiin in xilka loo kordhiyo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif, qaarkood waxay ku doodayaan in Madaxweynaha xilkiisa uu ku eg yahay 31-ka January ee sanadkaan, kuwo kale ayaa waxay sheegeen in xilka Madaxweynimada uu ku eg yahay bisha August oo ay iyana... 
Halkudheg:

Shirkadaha Diyraadaha oo ka welwelsan Shirkadda ay Dowladda FKMG ku wareejisey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Jan 7, 2011
“Hawl ay dad Soomaaliyeed qaban karaan ma ahan in gacata loo geliyo dad shisheeye ah” Waxaa maalmahan kulamo u socdey Shirkadaha Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxayna Shirarkaas uga waramayeen Ariimaha ku soo kordhey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka dib markii ay Dowladda Federaalka ku wareejisey Shirkad Ajnabi ah oo lagu magacaabo SKA Air & Logistic. Shirarkaan ay yeelanayeen Masuuliyiinta... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...