SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

Minneapolis: Telefishanka Somali Media oo Qabtay Dood ku Saabsan Qubuuraha

Doodan oo Jimcadii April 2, 2010 uu soo daayey Telefishanka Somali Media ee magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa dhex martay Sheikh Ahmed Fanax iyo Cabdiwali Dalboon. Doodaas oo ku saabsan burburinta qubuuraha ka daawo hoos: (ama cod ahaan Ka Dhegeyso Halkan MP3)

VIDEO: DAAWO (Khadka Internetka ee aan xoog badnayn Daawo Video-gan)

ama Khadka Internetka ee xoog badan daawo Video-ga hoose:

 

Dooda waxaa hadalka u qaybinayey Zakariye Xaaji (Xaayow), xagga farsamadana  CabdiMalik Askar ee Somali Media TV

 

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS