Home » Archive Maalinta December 27th, 2010

Cumar C/rashiid oo beeniyey in Xukuumaddiisii ay Heshiis la gashay Shirkadda Saracen international

Dec 27, 2010
“Haddii ay tahay sida uu wasiirka maaliyadda sheegayo oo ay tahay in madaxweynaha saxiixay, ruuxeeda waa sharci darro sababtoo ah xukuumaddii aniga oo arrinta shaqada ku lahayd ayaa lala garab maray…. ” Cumar C/rashiid. Q1: Halkan ka dhegeyso Waraysiga Cumar C/rashiid (VOA) Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest... 
Halkudheg: , ,

“Waa in Muqdisho laga Raro Caasimadda Soomaaliya”: Wasiir Ku xigeen Puntland

Dec 27, 2010
CabdiShakuur Mire Aaden: Dawladda la soo dhisayo ma aha in laga doono Muqdisho – “Danta aan leenahay ka sugi meyno Muqdisho, 20 sano kaddib looma luga xirnaan karo loomana jilba xirnaan karo in la yiraahdo Muqdisho. Waayo iyaga maxayba hayaan waa 4 kiilo mitir. Taasi waa hawaawirka beenta ah ee dhibka ku ah ummadda Soomaaliyeed in dawlad aan dhawr kiilomitiri xakumin la yiraahdo waa dawlad.”... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...