Home » Announcements »

Khadiijo Cali Maxamuud Ismaaciil oo ku geeriyootey Yemen

TACSI:

إنا لله وإنا إليه راجعون

Allah ha u naxariistee Khadiijo Cali Maxamuud Ismaaciil ayaa Sabtidii ku geeriyootey magaalada Ticis ee dalka Yemen. Waxaana tacsi loo dirayaa dhammaan ehelka oo dhan.

Waxaa si gaar ah tacsi loogu dirayaa Sacdiyo Maxamed Yuusuf iyo Maxamuud C/Laahi oo ku kala sugan Yemen iyo Toronto. Waxaa kale oo tacsi loo dirayaa eheladii iyo qaraabada oo ku kala sugan Soomaaliya, Canada, Yurub, Maraykanka iyo Shiinaha, iyo meelo kale oo dunida ka mid ah.

Dadka tacsida diraya waxaa ka mid ah:

  1. Hooyo Xaawo Cali Maxamuud Ismaaciil
  2. Cumar Cali Maxamuud iyo carruurtiisa
  3. Fowsiyo C/laahi Gurxan iyo odaygeeda Xasan iyo carruurtooda
  4. Xasan C/laahi Gurxan iyo qoyskiisa
  5. C/salaan C/laahi Gurxan iyo qoyskiisa
  6. Saafiyo C/laahi Gurxan iyo qoyskeeda
  7. Xaliimo C/laahi Gurxan iyo qoskeeda
  8. Maxamed Cali Aadan
  9. Mursal Cali Aadan
  10. iyo ehelo kale.

Waxaan Allah uga baryeynaa marxuumad hooyo Khadiijo Cali Maxamuud Ismaaciil in jannadii Allah ka waraabiyo, ehelka iyo qaraabada oo dhanna samir iyo iimaan Allah ka siiyo.. Aamiin.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.