Home » Archive Maalinta December 18th, 2010

Video: “Farmaajo Waxa uu Ra’iisul Wasaare u yahay dal tirada dadkiisu tahay 2-million” sidaas waxaa yiri TV-ga Itoobiya

Dec 18, 2010
DFKMG oo aan weli ka jawaabin arrintaas — Telefishanku waxa uu ka warbixinayey Kulankii Farmaajo iyo Zenawi ee Dec 14, 2010 — Telefishanka Itoobiya ayaa soo bandhigay video kooban oo uu ku muujinayo kulankii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Meles Zenawi, December 14, 2010. Warbixintaas kooban waxa uu TV-gu yiri: “Meles... 
Halkudheg:

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar “Markaa Qofka Maanta Madax Ka ah Soomaaliya Ama Ka Soo Ahaa Labaatankii Sano Ee Ugu Dambeeyey, Waa Khaso Ee Waa Inaad Xishoota” Waraysi

Dec 18, 2010
Shir looga hadlayo halka ay mareyso xaalada Soomaaliya, waxa keeney dhibaatooyinka jira, sida looga bixikaro iyo cida ka saarikarta ayaa maalintii lixaad ka socda Hoteel Shariton ee Caasimadda dalka Jabuuti. Shirkan oo ah mid al-baabada u xiran, islamarkaana uu sooqaban qaabiyey Mac-hadka Daraasaadka Culuumta Siyaasada iyo Is-tiraatiijiyada dalka Jabuuti ayaa waxaa ka soo qayb-galey aqoonyahano Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho oo wada Qorshe ay dib isugu soo Abaabulayaan

Dec 18, 2010
Hogaamiye kooxeedyadii mar ka talin jiray Magaalada Muqdisho ayaa haatan waxay wadaan qorshe ay dib isu soo abaabulayaan waxaana maalmahan socday shirar ay ku yeelanayeen Magaalada Muqdisho kaas oo ay uga arrinsanayeen sidii ay mar kale dib uga soo muuqan lahaayeen Siyaasadda Soomaliya. Hogaamiyayaashaan ayaa waqti ka mid ah waqtiyadii soo maray Soomaaliya waxay ahaayeen kuwo si aad ah looga yaqaanay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...