Home » Archive Maalinta December 5th, 2010

“Norway Faraha ha kala baxdo Badda Soomaaliya”: Saraakiishii Mileteriga Soomaaliya ee ku sugan Italy

Dec 5, 2010
“…Mashruuca uu wato mr. Salicath (Norway) ee uu ku sheegay in uu Soomaaliya u samaynayo cabbirka Aagga Ganacsiga Badda (Economic Zone) waa mid lagu waxyeelaynayo xasiloonida Geedka Afrika..” Saraakiishii Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Kulliyaddii Militariga ee Modena (Italy) oo warqad u diray Norway SII AKHRI… UJEEDDO: Dhul-badeedka Soomaaliya Saraakiishii hore ee Soomaaliya... 
Halkudheg:

Wasiirka Warfaafinta DFKMG oo si kulul u beeniyey in la iibsaday Furihii Internet-ka ee Qaranka Soomaaliyeed

Dec 5, 2010
Shirkad reer Japan ah ayaa noo maamusha Domain-ka Soomaaliya .SO Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Dowladda Federaalka C/kariin Xasan Jaamac ayaa mar uu ka ambabaxayey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho uuna ku sii jeeday dalka Mareykana isagoo ka qaybgalaya shir ku saabsan isgaarisinta ayaa si kulul u beeniyey in la iibsaday Furihii Internet-ka Qaranka Soomaaliyeed ee Domain .SO, isagoo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...