Home » Warar »

Muhiimada Cilmiga iyo Culimada: Sh. Maxamed Shaafici

Waxaa inoo Socda Muxaadarooyinkii aan ugu magacdaray “Diintu Waa nasteexo iyo Dhidibaynta dacwada” Sh. Maxamed Shaafici ayaa caawa aad ugu dheeraaday “Muhiimada Cilmiga iyo Culimada”. Fadliga cilmigu leeyahay inuu yahay Sharaf xataa qofka aan cilmiga lahayn jecelyahay inuu sheegto. Sidoo kale   Sh. Maxamed Shaafici  ayaa aad ugu dheeraaday fadiilada iyo wanaaga ahlul cilmigu leeyihiin iyo elaahay meesha uu gaarsiiyey. Sh. Muxaadaradiisa oo dheerayd hoos ka dhagayso si aad uga bogatao.

Halkan ka dhagayso

Habeendanbe oo Axada waa su’aalo iyo Jawaabo. Fadlan su’aalahaaga horay usoo gudbi, kuna dadaal inaadan kusoo celcelin su’aalo culimada horay loo waydiiyey ama su’aalo shaqsi ah oo aan si guud looga jawaabi karin.

Minnesota iyo nawaaxigeeda salaadaha kala soco 612-871-8600 ex: 1

Maamulka Xarunta Abuubakar

aaic@abuubakar.org

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.