Home » Archive Maalinta November 27th, 2010

Fadlan Iga Gaarsiiya Fariintaan | Al-Hasani

Nov 27, 2010
Ass. Alaykum.Waa maqaal fariin ah ee fadlan iga gaarsii cida ay qusayso. Ma ahan maqaal siyaasadeed ee waa maqaal SASABASHO iyo cabasho walaalnimo. Waa maqaal aan kucabirayo  xanuunka iga hayo xaalada murugsan ee wadankeena marayo. Yaa kuyaboohay xabad joojin 3bilood ah! Walaalaha kudagaalamaya Somalia guud ahaan, gaar ahaan aaga xamar waa ila fiicnaan lahayd inaay ilaaliyaan xeerarka dagaalka iyo... 
Halkudheg:

Atlanta, Georgia: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE

Nov 27, 2010
Somali American Community Center 436 North Indian Creek Drive Clarkston, Georgia 30021 USA.. ______________________ OGAYSIIS  OGAYSIIS Habeenkii Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE Ujeedo: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE Waxaa dhamaam Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Atlanta, Georgia, lagu war galinayaa in ay ka soo qeyb galaan xaflad lagu soo dhaweeynayo Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE oo lagu qaban doona... 
Halkudheg:

Xukuumadda Farmaajo maka badbaadi doontaa shirqoolka la doonayo in lagu maja-xaabiyo xeerka Dhul-badeedka Soomaaliya ee soo jirey 39 sano

Nov 27, 2010
Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya ee la doonayo in la boobo…. “200 mayl ma aha Xuduudka Badda Soomaaliya” Dr. Cilmi Axmed Ducaale SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Muhiimada Cilmiga iyo Culimada: Sh. Maxamed Shaafici

Nov 27, 2010
Waxaa inoo Socda Muxaadarooyinkii aan ugu magacdaray “Diintu Waa nasteexo iyo Dhidibaynta dacwada” Sh. Maxamed Shaafici ayaa caawa aad ugu dheeraaday “Muhiimada Cilmiga iyo Culimada”. Fadliga cilmigu leeyahay inuu yahay Sharaf xataa qofka aan cilmiga lahayn jecelyahay inuu sheegto. Sidoo kale   Sh. Maxamed Shaafici  ayaa aad ugu dheeraaday fadiilada iyo wanaaga ahlul cilmigu... 
Halkudheg:

Muqdisho: Wasiirro Dalka ku soo laabtay (cod, sawirro iyo qoraal )

Nov 27, 2010
Wasiirada xukuumada cusub qaar ka mid ah ayaa Sabtidii muqdisho soo gaarey xilli xarunta madaxtooyadana ay ka socotay dhaarinta golaha xukuumada uu soo dhisay raiisal wasaraha DFKMG Farmajo ,waxaana imaatinkooda ku soo aadey xilli xildhibaanada golaha barlamankuna ay ku heshiiyeen meelmarinta ansixinta golaha wasiirada.. Dhegeyso wasiir ka mid wasiirada soo laabtay Wasiiradii Sabtidii... 
Halkudheg:

Xukuumadii Raiisul Wasaare Farmaajo oo Codka Kalsoonida ka heshey Golaha Baarlamaanka

Nov 27, 2010
Raiisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Golahiisa Wasirada oo maalmahan Wadnaha Farta ku hayey ayaa maanta (Sabti Nov 27, 2010) waxay Codka kalsoonida ka heshey Golaha Baarlamanka kadib markii Cod Gacan taag ah ay ku heleen Codka Kalsoonida 251 cod ayaa ogolaatey Xikuumada Farmaajo Waxaa diidey 92 Xildhibaan mana jiraan cid ka aamustey. Intii aan la guda gelin Codsiinta xukuumadda Farmaajo... 
Halkudheg:

Xukuumadda Farmaajo maka badbaadi doontaa shirqoolka la doonayo in lagu maja-xaabiyo xeerka Dhul-badeedka Soomaaliya ee soo jirey 39 sannadood

Nov 27, 2010
Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya ee la doonayo in la boobo… SII AKHRI… Qorshaha Cusub Arrimahaas xiriirka ah ee HALKAN ku xusan waxay gogol dhig u yihiin qorshaha cusub ee la doonayo in lagu xalaalaysto qayb kamid ah badda Soomaaliya, ayada oo markale laga faa’iidaysanayo xukuumadda cusub, isla markaasna la adeegsanayo erayada ay ku hadleen madaxda DFKMG ee Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Hay’adda SOMWA oo Ururada Bulshada iyo Saxaafadda u qabatay Siminaar ku saabsan qaabka loogu ololeyn karo dhibaato jirta

Nov 27, 2010
Waxaa Hotelka Bakiin 4 ee Magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyey siminaar ku saabsanaa Advocacy and Lobby waxaana siminaarkaan soo qabanqaabiyey Haya’adda Somali Media Women Associated oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano SOMWA Ururka Suxufiyiinta Haweenka Soomaaliyeed,waxaana ka qaybgalay siminaarkaasi ilaa iyo 30 xubnood oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Suxufiyiin . Halkan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...