Home » Archive Maalinta November 22nd, 2010

TACSI KU SOCOTA GUUD AHAAN DADKA REER PUNTLAND

Nov 22, 2010
Australian-Puntland Diaspora waxay tacsi u dirayaan ummadda reer Puntland meel ay joogaanba geerida ku timid labada isim Suldaan Ciise Xassan Cumar oo ku geeriyooday magaalada Boosaaso iyo Suldaan Xassan Cali Baale oo ku geeriyooday magaalada Wardheer. Jaalliyadu waxay si gaara ugu dirayaan tacsi eheladii ay ka geeriyoodeen labada isim waxayna u rajeynayaan labada marxuum inuu janadaii ka waraabiyo. Jaalliyada... 
Halkudheg:

Kullaankii Baarlamaanka ee Codka Kalsoonida lagu siin lahaa Golaha Wasiirada Cusub oo ku dhamaaday Feer iyo Haraanti

Nov 22, 2010
Kulankii Baarlamaanka oo Buuq ku dhamaaday, xukuumaddii Farmaajo oo aan la ansixin …. Kulankii baarlamaanka DFKMG ayaa Maanta (Isniin Nov 22, 2010) lagu kala dareeray kaddib markii buuq xoog leh ka dhacay, arrintaas oo kadambaysay kaddib markii ra’iisul wasaaraha DFKMG Maxamed C/laahi Farmaajo uu baarlamaanka horkeenay golahiisa cusub ee wasiirada si ay u ansixiyaan, taas oo buuq ka dhashay... 
Halkudheg:

Su’aalo ku wajahan Wasiiradii Xukuumaddii Cumar C/rashiid ee u ololayn jirey heshiiskii Is-afgarad

Nov 22, 2010
Hay’adda wararka ee AP waxay sheegtay  Sep 21, 2010  in la isla dhexmarayey Muqdisho in ra’iisul wasaarahii xukuumaddii aad ka tirsananayd (Cumar C/rashiid) in lacag la siiyey si uu aamusnaan ugaga dego xilka – taas oo dadweyne badani u qaateen in la doonayey in uusan ka hadlin  wixii uu ka ogaa heshiiskii badda – hadaba malaga yaabaa in shacabka Soomaaliyeed ay xaqiiqo... 
Halkudheg:

Warbixin iyo Baaq ku socda Soomaalida oo Idil: Difaaca Badda Soomaaliya

Nov 22, 2010
Bashiir Shiikh Maxamed waa dublomaasi Soomaaliyeed, waxaana May 07, 1979 markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha (Charge D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway – Waxana uu qormadan cusub kula hadlayaa shacabka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...