Home » Announcements, Warar »

Taariikh nololeedkii Suldaan Xaaji Cali BAALE iyo Tacsidiisii

Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale ilaahay ha u naxariistee,waxa uu ku geeriyooday Gobolka Wardheer ee Soomaali Gelbeed,waxa uuna ahaa Suldaanka guud ee Beesha reer Biciidyahan, waxa uuna jeclaa in laga shaqeeyo nabada iyo horomarka bulshada Soomaaliyeed meel kasta ay joogto, wuxuu ku dhashay baadiyaha tuulada Dagaari ee Gobolka Mudug koonfurta magaalada Gaalkacyo 1925 markay taariikhdu aheyd.

Ilaahay ha u naxariistee aabe Xaaji Cali Baale wuxuu ahaa Suldaan aad looga yaqaan Dalka Somali intaan gumaystuhu soo galin Wadankeena Hooyo, waxaa degaankiisu ahaa Gobolka Mudug ka dibna wuxuu u soo wareegay dhulka Soomaali Galbeed la yaqaano sanadkii 1926.

Ilaahay ha u naxariistee Suldaanku wuxuu shoqooyin kala duwan ka soo qabtay dhulka Somalida (galbeed) wuxuu mudo badan Barashaab ka ahaaa magaalada wardheer dhalin yara nimadiisii in tuusan Suldaanka noqon Dowladihii kala duwanaa ee soo gumeystay dhulka Somali galbeed ilaahay ha u naxariistee Suldaanku wuxuu mudo badan ku loolaa Somaliya xortaa ee waqtigii mingiste xayle maaryan ka cararay.

Dabadeed wuxuu dhalka Somalida galbeed ku soo laabtay 1992 markii dowladii hada talisa qabsatay, waxa uuna wax ka dhisay dowladii soomalida ee magaalada Godey lagu dhisay 1994.

Ilaahay ha u naxariistee Suldaanku wuxuu aduunka uga tagay 10 wiil iyo 12 gabdhood iyo awlaad badan oo ay sii dhaleen oo aanaan halkaan lagu soo koobi karin, ilaahay ha u naxariistee Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale wuxuu ahaa nin aad geesi u ah oo magac iyo taariikh ku leh dhulka Soomaalida.

Waxa halkaan tacsi ka diraya dhalainta ka soo jeeda Gobolka Wardheer ee ismaamulka Soomaalida, waxa aan uga tacsiyeyneynaa Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday, ALLAHA ka siiyo samir iyo Imaan,asagana allaha ka waraabiyo janadii AAMIIN.

waxaa tacsi diraya:
1.Xasan Maxamed Aadan (karaaye).
2.Hamdi falako
3.Abdi fitaaxa Aadan Guure.
3.Faysal C/laahi Warsame.
4.Cabdi xakiin abdulle (bidaar).
5.Mahad Sh.cali (geele).
6.Axmed Maxamed c/qaadir.
7.Gaani cabdi barre.
8.Axamed huruuse Xaashi.
8.Khadar yuusuf cigaal.
9.Qadra Cali Farax.
10.Muxibo cabdi faarax.
11.Cadar c/laahi.
12.Cabdi weli cumar
13.Maxamed Ismaaciil xaaji.
14.Cabdi weli daahir xaashi.
15.Maxamed maxamuud (gabax).
By:Xasan Maxamed Aadan.
Tell:no:(+91) 9985393580.

La xiriir: kassimblack@hotmail.com

…………..
Tacsi Tiiraanyo Leh oo loo diraayo Suldaan Xasan Xaaji Suldaan Cali Baale

Dadkaan Oo kala jooga Yurub ,America , Somalia , India Ethiopia, Kenya waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Umada soomaaliyeed guud ahaanteeda gaar ahaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Suldaankii Nabada Umada soomaaliyeed (Suldaan Xasan Xaaji Suldaan Cali Baale) Oo ku geeriyooday Taariikhdu markay ahayd 19/11/2010 Magaalada Qaloocan Ee Gobolka Wardheer ee Kililka Shanaad Ee ismaamulka Somalida Ethiopia.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa Inuu Janadii fardawsa ka waraabiyo Kitaabkiisana Gacanta Midig Uga dhiibo Umada Soomaaliyeedna Samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo Gaar ahaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday AAAAAAAAAAMIIIIIIIIIN AAAAAAAAAAAAMIIIIIN

  • 1. C/xakiin faarax Cali Caruush
  • 2. Saciid Cali Hawaar
  • 3. Maxamud Cali Xade Suldaan
  • 4. C/nuur Maxamed Aden
  • 5. Bile C/naasi Aw-muuse
  • 6. Eed Maxamud Diiriye
  • 7. C/rashiid Axmed Caydiid (Idho-yare)
  • 8. C/fitaax Xuseen (Kenya)
  • 9. Bile C/naasir Aw-muuse
  • 10. Maxamed Xasan Suleebaan (Afgaduud)
  • 11. Xasan Axmed Caydiid(Xabeeb)
  • 12. Deeq Axmed Gole
  • 13. Xiis Maxamed Ismaaciil
  • 14. C/laahi Ciise Bare
  • 15. Ayaanle C/salaam Buraale
  • 16. Iimaan Aden Guure
  • 17. Farxaan C/laahi Warsame
  • 18. C/baashe Cali Xade
  • 19. C/qafaar Cilmi Xaange
  • 20. C/xakiid Umal Xuseen
  • 21. Saciid Axmed Xuseen
  • 22. C/risaaq Hure Jibriil
  • 23. Shirwac C/salaam Hure
  • 24. Dr. Bile C/laahi Wareme
  • 25. Dr. C/wali Indho-guran
  • 26. Dr. Idiris Xaaji Xasan Cirguje
  • 27. Dr. Saciid Nuuriye
  • 28. Dr. Maxamed C/wahaab
  • 29. Dr.Maxamed c/qaadir
  • 30. Drs. Haweeye C/le Guuleed
  • 31. Drs. Farxiye C/le
  • 32. Eng. Aden jamac Cismaan
  • 33. Eng. Saciid Cawaale
  • 34. Eng. Nasteex Cumar Ibraahim
  • 35. Eng. Huruuse Daahir Jamac
  • 36. Eng. Burhaan Ismaciil Xasan
  • 37. Ganacsade C/rixmaan C/le
  • 38. Ganasacde Muuse dahir Jamac
  • 39. Maxamed Dhangool
  • 40. Ganacsade C/risaaq Maxamed Cali
  • 41. Ganacsade Nasteex Cali Faarax
  • 42. Ganacsade Cumar Jaamac Gadood
  • 43. Ganacsade Cumar C/wahaab
  • 44. Ganacsade
  • 45. Nabadoon Sanweyne Xaashi Jexeer
  • 46. Nabadoon Sheikh Nuur Aden
  • 47. Samsam Maxamed Daahir
  • 48. Ubax Maxamud C/laahi
  • 49. Xaawo Muxyadiin
  • 50. Sacdiyo Cumar Ibraahim
  • 51. Luul Faarax Cali
  • 52: Abdihakiim Abdille Gulled(bidaar)
  • 53: Xamdi falako
  • 54: Xasan Mohamed Aadan (karahaye)
  • 55: Cabdifitaah Aadan guure
  • 56: Mahad shiikh cali geele
  • 57: Cali ileeye Xaaji cali
  • 58: Cabdiwali Nuur Galayr
  • 59: Cabdiwali Daahir xaashi
  • 60: Axmed Mohamed Cabdiqaadir
  • 61: Gaani Abdi Barre
  • 62: Khadar Yuusuf Qayaad
  • 63: Cabdirashiid Yuusuf Qayaad
  • 64: Idiris Mixiyadiin Cali olol
  • 65: iyo Boqolaal ka tirsan Ardayda wax ku barata Schoolka Aayaha Bosaso

Cabdixakiin Cabdille Bidaar Bachelor of Commerce
+919985727356 B.COM(finance)
+919620507522 Master OF Business Administration
Mysore
INDIA MBA(Human resource)
Research
La xiriir: gaashaan77@hotmail.com

………………….

TACSI:

Jaalliyadda Beesha Cali Ibraahim ee ku nool North America waxay tacsi u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, Beesha Cali Ibraahim qaybaheeda kala duwan eek u nool daafaha dunida, ehelada, qaraabada iyo xaasaskii iyo caruurtii uu dhalay iyo intay sii dhaleen ee ka tagay Suldaan Xassan Suldaan Xaaji Cali Baalle, Ilaahay ha u naxariisto, Janadiisana ha galiyo Xawdhka Nabi Muxummedna SWC ha ka waraabiyo. AAMIIIN

Marxuumka Suldaan Xassan Suldaan Xaaji Cali Baalle wuxuu ku dhintay Tuulada Qaloocan ee ka tirsan Degmada Gallaadi ee Gobolka Wardheer oo ka tirsan Gobolka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya. Suldaanku wuxuu baryahan ku xanuunsanaa gobolka Wardheer haddana da’diisu ay gaartay dhowr sagaashan.

Waxaa soo gudbinaya Tacsidaan dhammaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada iyo qaraabada uu ka tagay ilaahay ha u naxariistee Marxuum Xassan Xaaji Cali Baalle oo ahaa Suldaanka Guud ee Beelaha Cali Ibraahim ee dega Xuduuda Itoobiya iyo Soomaaliya.

Dadka Tacsida soo gudbinaya waxaa ka mid ah:

1. Cabdi Xaaji Cali Baalle (Urufey)
2. Cabdiyare Xaaji Cali Baalle
3. Maxamed Axmed Nuur (Jabdhurwaa)
4. Adan Cabdille Axmed (Gaalkacyo)
5. Suldaan Cabdi Xashi Albaab (Koodhaa)
6. Sh. Cali Cad
7. Sh. C/rizaq Ahmed Cali
8. Sh. Sadiq Macalin
9. Sh. Xasan Cali Xade
10. C/qaadir Cadceed Geelle
11. Saalax Cadceed Geelle
12. Xuseen Cabdi Ciise (Cirro)
13. Cawil Yaxye Ashkir
14. Bayle Maxamud Caabi
15. Adan C/qaadir Cadceed (Indhageelle)
16. Cumar C/qaadir Geelle (Boongo)
17. Bashir Sh. Ali Geelle
18. C/samad Sh. Ali Geelle
19. Bagafan Maxamed Axmed
20. Cali Axmed Nur (Cali Dheere)
21. Deeg C/laahi Jabaan
22. Cabdullahi Maxamed Adan (Karahaye)
23. Xuseen Maxamed Muse (Gallaadi)
24. Maxamed Dahir Xaji Cali Balle (Gorod)
25. C/rashid Dahir Xaji Cali Balle
26. Xalimo Xaange Muxumed
27. Sahra Ismacil Juldhe
28. Fadumo Maxamed Xaji
29. Diib Dahir Xaaji Cali Balle
30. Damac Warsame Juldhe
31. Xayaat Sh. Cali Geelle
32. Amina C/laahi Jabaan
33. Cabdi Maxamed Xirsi (Qaate)
34. Fadumo Cismaan Goodir
35. Cabdul Faarax Dirshe
36. Iyo qaar kale oo badan oo aanaan halkaan ku soo koobi Karin oo isugu jira rag iyo dumar.

La xiriir: hussein_abdi@hotmail.com

…………….

TACSI:

InnaaLILLAAHI Wa Innaaa ILLAYHI Raajicuuun InnaaLILLAAHI Wa Innaaa ILLAYHI Raajicuuun InnaaLILLAAHI Wa Innaaa ILLAYHI Raajicuuun

Waxaanu halkan Tacsi tiiraanyo Leh uga diraynaa (Suldaan Xasan Xaaji Baale) Oo ku geeriyoodey Magaalada Qaloocan.
Waxaan ALLAAH Uga Baryeynaa In Uu Qabriga U Waasiciyo Una Fududeeyo Suaalaha Maalinta Qiyaabe Kuna Soo Dhaweeyo Jannatul Firdawsal-Aclaa.

Waxaa Halkaan Tacsi Ka diraya Anagoo Kala ah

Maxamed Jaamac Warsame (maxamed Saafi)
Mahad Jama Warsame (Haahle)
C/risaq Maxamed Jamac
Cadullaahi Maxamed Jaamac (Jabiye)
Cabdifataax Maxamed Jaamac (Xeedaay)
Xaliimo Maxamuud Kooradadab
Ugaas Hayaan Jamac
Istaahil Shukri Caynab
Sahra Caynab Xirsi
Aamina Caynab Xirsi
C/Salaan Mahad Jamac
C/Risaaq Mahad Jamac (indho)
Xalwo Xirsi Warsame(Tinle)
Muumina Xirsi Warsame(Tinle) Iyo Carruurteeda
Basra Xassan Cali
Farxiya Mahad Jaamac (Umu Rayaan)iyo Saygeeda
Hoodo Mahad Jaamac (Adoontii Alle)
Cabdirisaaq Urur Xirsi
Bishaar Xasan Cali Muuse
Cadifataax Salaaf Cali
Xafso Salaaf Cali
Khadar Salaaf Cali
Cayni Salaaf Cali
Fardowsa Salaaf Cali
Canab Maxamed Jaamac
Maxamuud Jirac Jaamac (Shilke)
Aadan Jinac Jaamac
Siciido Jinac Jaamac
Xaawa Maxamed Cigaal
Duniyo Jaamac Cargoof
Istaahil Jaamac Cargoof
Farxiya Axmed Qaantoor
Xaliimo Jaamac Maxamuud
Dheeg Khaliif Cali
Rafle Khaliif Cali
Maryan Faarax Dakhare
Kaamil Muuse Shire
Siciido Muuse Shire
Samsam Cadi Faarax Diirshe
Ubax Cabdi Faarax Diirshe
Saafi Guure Cabdi Baalle
Shukri Cawil Maxamed Cigaal
Faadumo Waayeel
CabdiFataax Maxamed Xuseen Xalus
Xiis Cabdi Jaamac (Giir)
Maxamed Cadi Jaamac (Giir)

Iyo Ehelakaloo Badan Waxaananu leenahay Alle Samir iyo Iimaan Haka Siiyo Dhamaan Umada soomaaliyeed Reer Puntland, Beeshii uu Suldaanka u ahaa iyo Gaar ahaan Reer Xaaji Cali Baalle

La xiriir: hodo10_26@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " Taariikh nololeedkii Suldaan Xaaji Cali BAALE iyo Tacsidiisii "

  1. waxaan tacsi udiryaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha unaxariistee [suldaan xassan xaaji cali baale] meel kata oo ay kala jooogaan dalka iyo dibadiisaba waxaana leeyhay rabi haka waraabiyo jano fardowsa sidoo kale dhamaan teena samirr iyo imaan alaha naga siiyo

  2. helo says:

    imaam rashiid adiga horta maxaad tahay ninka taariikhdaan qoray waa lagaranayaaye,
    balse adigu cinwaankaaga iyo kan atahay sheeg mise toomihii aad tubaako ku cunaysaa

  3. imam rashiid says:

    asc—- dhamaan waxana tacsi tiiraan yo leh u diraya dhamaan ehaladii qarabadii iyo beesha cali ibrahim ee u ka geeriyoodey suldaan xassan xaaji cali baale ….waxaana leeyahay illahay janadii fardawsa haka waraabiyo amiin aamin aamin aamiin
    waxaase intaas i dheer inaan aad uga naxay ugana xumadey in taariikhdii lama ilawaanka aheyd iyo shaqadii cajiibka aheyd ee suldanku dadkisa iyo dalkisa uso qabtey aan waxba laga shegin ayaddoo ciwankana laga dhigey taariikh nololeedki suldaan xaji cali baale ,.
    waxaa halkaan ka cad inu qorey passage kan tariikheed qof hurda oo indha isku heysta waxna ka aqoon suldaanka iyo taarikhdisa midna sida ku cad ,qoralkisa taas ah inu suldanku dhashey 1925..una waregey dhulka somali galbeed 1926..tasoo ku cadeynesay inu qofka waxaan so direy ku xad gudbad taarikh nololedki lama ilawanka ah ee suldanka guud ee besha cali ibrahim.
    waxayna u muqta qofka waxaan so qorey u ugu magac darey tariikhnololeedka sulddan xassan xaji cali baale inu yahay jaahil dhagaweyn
    wuuna u gafey marxuumka.