Home » News »

Yemen Post “For First Time in History, Somalia Claims Socotra as Its Own”

Yemen Post Staff

Somalia has claimed that the islands of Yemeni Socotra Archipelago are part of it, requesting the United Nations to determine the status of the archipelago, executive director of the Saba Center for Strategic Studies said.

The unstable horn of Africa country with a transitional government receiving unlimited support from Yemen said it has the right to administer the archipelago, which lies about 340 km from the Yemeni coast, because it is located within its territory and borders, Ahmed Abdul Karim Saif made clear.

‘The Somali claim is an unprecedented and dangerous indicator at a time when local activists and organizations are demanding to give Socotra a suitable status according to its geopolitical and strategic location, boost all services on it and take all necessary measures to keep other countries away from thinking of any part of Yemen.’

In response, Yemen submitted a request to the UN saying the archipelago is Yemeni and history and its influence on it prove its claim, he said.

Yemen’s response came late and helped prevent a dispute over the archipelago, said Saif, as he ruled out that Socotra is currently a matter of dispute between the two countries.

The remarks were given at a seminar on Socotra, at which the participants voiced concerns about the situation of the archipelago amid poor basic services and infrastructure.

They said the current situation in Socotra could lead to unacceptable security, military and economic consequences that may hamper preparing the investment climate on it and its development as Yemen is seeking to better use its potentials.

Moreover, they urged the government to address all issues affecting the interest of the Socotra people and their traditions.

Yemen Post Staff

Source: http://www.yemenpost.net/Detail123456789.aspx?ID=3&SubID=2698&MainCat=3

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " Yemen Post “For First Time in History, Somalia Claims Socotra as Its Own” "

  1. daud says:

    Ayaad ayaa ugu faraxsanahay in Soomaalida ay ka hadasho dhulka iyo dadka ka maqan. oo ahaa xiddigta shanta geesood
    Soomaali galbeed
    Jabuuti
    NFD
    Suqadara
    Ama halaga oggolaado ama yaan laga oggolaane waa in la soo bandhigaa in ay tahay dhul maqan
    Daud Cali Axmed

  2. Bismilaahi Raxmaani Raxiim alsalaaamlu calykum
    jasiirada suqadara waa jasiirad aay leedaha ummadda soomaaliyeed, marnaba yaana ku fikir Yemani in aay wax shaqo ah ku leeyihiin jasiiradaa si aay cid walba oo caaalamka ihi ogtahay suqadara waa jasiirad soomaaliyeed. Ha la soo eego xogta uu hayo Ingiriisku ee ku sabsan lahaan shaha jasiirada.
    Yemani maanta waxaa isku wadaa ba in aay dhulka soomali meeelo qaataan waa yaab!!
    waa Camir
    Mohamoudamir@yahoo.com

  3. abdalla says:

    bismilaah alraxman alraxiim

    waa mahad ilaah in ay gartaan maanta dowladda somaliyeed caalamkana ay u sheegaan in ay jasiiradda suqatara ay tahay jasiirad uu gumaystihii ingiriiska uu raaciyay maamulkeeda dalka yemen oo aan jogoraafi ahaan shaqo ku laheen oo
    dhabti ay tahay jasiirad ka mid ah dhulkeena hooyo dhankasta,ummadda somaliyeed meelkastoy jogaana ay ogyihiin in ay tahay dhul uu leeyahay shacabka somaliyeed ayna soo noqon doonto maalinka ay noqoto munaasib ,umadda soomaliyeed waxay xoogga saareen ogadeen enefdii iyo jabuuti oo waa ay ka meer meerayeen suqatara maadaama ay maamulaan ummad islaam ah oo carab ah oo og in ay tahay jasiiradda qayb ka tirsan dhulkeena hooyo oo aan sina aga go’i karin dhulkeena
    umadda soomaaliyeed waxay doorteen in wajihaan cadawga shisheeye
    ee ku habsaday dhulka biriga ah sida ogaaden enefdi iyo jabuuti jasiiradda soqatarana ay u dhigteen dacwadeeda dib,waatana maanta ay soo ifbaxday somaaliya in ay leedahay kuna xaqiijinayso lahaasha jasiiradda yemena ay wax shaqa ah aysan ku laheen jasiiradda .
    waxaan ku faraxsanahay in ay garteen madaxda dowladda somaaliyeed maanta in ay jasiiradda suqadara ay tahay mid aan ka go’i karin dhulkeena hooyo xaqna aan u leenahay in aan dalbano lahaashadeeda maadaama ay
    gardaro ay ku haysatay yemen mudo dhan 50 sanadood oo gumaysi ah
    waad garan kartaan in ay yamen waligeed ay taageeri jirtay gumeestayaasha dhulkeena haysta sida xabashida dagaalkii 77/78 waayo way ogyihiin in somaaliya ayan moogeen suqadara oo ay tahay qabka tirsan dhulkeena hooyo maalina lagula xisaabtami yeman ,maalinkaa waa maanta .
    wadani