Home » Archive Maalinta September 29th, 2010

Warbixin gaar ah – Falaqaynta Guga 2010: 27% dadka Soomaalida oo ku sugan xaalado ba’an oo cunto iyo nafaqo darro

Sep 29, 2010
Hay’adda Falanqayta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqata (FSNAU) ayaa waxa ay hadda shaacisay warbixinteeda kooban ee ku aaddan Falanqayntii Xilliga Guga 2010. Warbixintan kooban ayaa waxay bixinaysaa xog kooban oo ku saabsan natiijooyinkii ka soo baxay sahankii iyo falanqayntii la sameeyay xilliga Gu 2010, taasoo laga ogaaday in 27% dadka Soomaalida ay ku sugan yihiin xaalado ba’an oo cunto iyo nafaqo.... 
Halkudheg: ,

Dunida Caalamka iyo Dandarrada haysata Dadka Soomaaliyeed | Daadurey

Sep 29, 2010
Soomaaliya ayaa waxay soo martay marxalado kala duwan oo siyaasadeed, dhaqaalo, iyo bulsho oo dhammaantood raad adag ku reebay xasilooni darrada ka jirta dalka iyadoo laga tibaax qaadanayo sooyaallada taariikheed ee ma guuraanka ah taasi oo salka ku haysay bilowgii dagaalladii sokeeye , oo gobolada dalka Soomaaliya qaar ay noqdeen “guriyihii gaajada iyo geerida “oo kumaan kun oo rayd... 
Halkudheg:

War Hilbaha Culimada waa Sune iska Ilaaliya | Q.3aad | Faaruuq

Sep 29, 2010
Hada ka hor baa la ii sheegay in uu nin yiri waa wareey !! war balaayaa dhacday !! markaasaa la yiri war xageen u cararnaa haddee ?? markaasuu nin kale yiri war masaajidda aan u cararno markaasuu ninkii   yiri war balaayadaba masaajidkeey ka soo yeeertay oo ay ka timid !! Waa laga yaabaa in ay sheekadan tahay sheeko rasmi ah sidoo kale way dhici kartaa in ay tahay qiso aan jirin oo la alifay si kastooy... 
Halkudheg:

KU CIBRO QAADO CAYNABA!!{Mohamed Nuur Mooge(Somali6)

Sep 29, 2010
Haddi aan wax yar ka idhaahdo Arimaha ka Dhacay magaalada CAYNABA maalmihii la soo dhaafay. Ee ku saabsan labada Dumara ee la kala yidhaahdo Asiya Jamac Ali iyo Xiis Mohamed Diiriye Ee laga Afduubay Maxkamada ku dhex taala Magaalada CAYNABA ee Gobalka seeraar. Arintaasi waxay na xasuusinaysaa Khader Qodax Digaale oo la yidhi wuxuu dilay Fanaankii Ahmed Gaceyte Inta maxkamad Magaalada hargeisa la soo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...