Home » Archive Maalinta September 10th, 2010

Randers, Denmark, Kampala, Cape-Town, Nairobi, Toronto, Minneapolis iyo guud ahaan dunida oo Si heer sare ah looga Ciidey

Sep 10, 2010
Jimcadii oo taariikhuna ahayd 10-ka September 2010 waxaa si heer sare ah ciid fidriga loogu tukaday magaalada Randers ee Denmark. Sifiican ayaana loogu wada ciiday magaalada, markii salaada ciidufidriga latukaday siday caadadu ahayd waxaa bilaabmay khudbadii markay dhamaatayna waxaa halkaa lagu wada cunay macmacaan iyo kaffe iyo shaah muslimiintii halkaa isugu timi jawigu aad buu uga duwanaa ciidihii... 
Halkudheg:

Xarakada Alshabaab oo sheegatay Weerarkii garoonka iyo Warsaxafadeedyo AMISOM, IGAD, UN iyo DFKMG

Sep 10, 2010
Warsaxaafadeed ay wada jir u soo saareen AMISOM, IGAD  iyo UNPOS Warsaxafadeedka wadajirka ah oo ay soo saareen AMISOM, IGAD iyo UNPOS ayey ku sheegeen in markii weerarka alagu qaaday Garoonka Muqdishu ay Muqdisho ku sugnaayeen Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Dr Augustine P. Mahiga, wakiilka guddiga Midowga Afrika u qaabisal Soomaaliya  Ambassador Boubacar Diarra iyo Kipruto arap Kirwa oo... 
Halkudheg:

CIID MUBAARAK: Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr

Sep 10, 2010
Bismillah: Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ramadaan u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan idiinku hambalyaynaynaa cibaadada suuban, waxaan idiin rajaynaynaa nabad, barwaaqo iyo baraare. Allah cibaabada suuban dhammaanteen ha inaga aqbalo. Soomaaliya waxaan Allah uga baryaynaa in uu kadhigo dhul nabad ah, Soomaalida Allah niyadooda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...