Home » Warar »

Kaalintii Wadaaddada ee Dagaallada Soomaaliya

Qormadaan waxaan ku eegi doonaa dagaallo badan oo dhacay labaatankii sano ee lasoo dhaafay ayna ku lug lahaayeen wadaado ama dad magaca wadaado ku dagaal galaya, oo islaamiyiin ay saxaafaddu ku naanaysto, dagaaladaas waa kala duwanaayeen wixii keenay iyo taariikh ahaanba, islaamiyiinta aan ka hadlaynaana waa raga aaminsan Jihaad ama qori caaradiis dawlad islaami ah in lagu dhaliyo, waxaana u kala qaadayaa sida ay iskugu xigeen taariikh ahaan,waxayna kala ahaayeen sida tan.

Halgankii ugu horeeyay 1991-1992 Araare, Baridagaalkii Gedo 1996 – 1999, dagaalkii aamusnaa ( bastooladaha) ee Muqdisho 1995-2005, kala tagii macalimiinta iyo ardaydoodii maxaa sabab u ahaa? maxaa keenay fashilka in la hanan waayo dawladnimo ay hogaaminayaan islaamiyiinta? intaas iyo in ka badan ayaan ooga hadli doonaa qoraalkan. SII AKHRI….

Qoraalka oo dhamaystiran KA AKHRI HALKAN….

AKHRI QORAALKA OO DHAN… GUJI…

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Kaalintii Wadaaddada ee Dagaallada Soomaaliya "

  1. as ad ayu u mahadsanyahay ninka qoralakan raad raac ah so sameyay wa qoraal muhima dhacdoyin badan iyo ujedoyinkodina ku dhex jiran qofka dagalada somaliya an la socon meshay kaso bilabmen iyo halka geediga lagu yahay wax badan ayu ka baran kara qoraalkan oo kale

  2. guest says:

    asc maasha allah qoraal aad u fican bey aheyd weyna fican thy wixi aad og thy ama aad aregday inay dadku kula qeybsadaan.