Home » Archive Maalinta August 12th, 2010

Ethiopia under Zenawi named 2nd poorest country in the world, Somalia is 6th

Aug 12, 2010
According to a new index developed by Oxford University and the UN, Ethiopia under Prime Minister Meles Zenawi is ranked the second poorest country on earth. The new measurement known as the Multidimensional Poverty Index, or MPI, will replace the Human Poverty Index in the United Nations’ annual Human Development Report. The new report says Ethiopia has the second highest percentage of people... 
Halkudheg:

Zenawi: UWSLF waxay ahaan jirey Argagaxiso oo hadda nabadda qaatay markay gobolka ku noolaan kari waayeen

Aug 12, 2010
Waxay ahaan jireen Al-Itixaad, Argagaxiso wax xasuuqi jirey… Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Addis Abab ayaa si qeexan u sheegay in kooxaha heshiiska la gashay ay heshiiskaas qaateen kaddib markii  cadaadis xooggan oo la saaray dartiis ay ku noolaan kari waayeen gobolka oo hadda yihiin kuwa aad u taagta daran… SII AKHRI Shirka jaraa’idu... 
Halkudheg:

Sayid Qutub ma Shiikh baa mise waa Mufakir Islaami(3)

Aug 12, 2010
Horudhac: Waa qeybtii Seddexaad oon kaga hadlaayo Sayidka Culumaddii Radisay & kuwii Amaanayba !!! Waxaan ugu horeeya oo Culumada casrigaan Radiyey Sayidka : 1) Shiikh Mohamed Naasir Diin AL-Baanii : Culumada Casrigaan waxaa ugu horeeyey oo Sayidka Radiyey Shiikh Naasir oo ku tilmaamay in uu Sayidku Amaanisanaa ( Wuxdatul Wajuud ) oo macnaheedu yahay in Allaah iyo Adoomadiisu isku mid yihiin,... 
Halkudheg:

Qunsul hore ee Safaaraddii Soomaalida ee Washington oo ku geeriyodey Michigan, USA

Aug 12, 2010
Marxuum Cabdi Cawaale Jaamac oo geeriyoodey …. Inaali-laahi wa’inaa ileyhi raajicuun Anagoo oo ku hadlayno magaca Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Michigan waxaan tacsi u direynaa dhammaan Qoyska, ehelka iyo Asxaaabta Marxuum Cabdi Cawaale Jaamac gaar ahaan waxaan u tacsiyeeneynaa Xaaskiisa Mudan Sahro Suleymaan, Caruurtiisa iyo ehelkiisa dunida meelo kala duwan ka jaago. Marxuumka wuxuu lagu... 
Halkudheg: ,

“Itoobiya waxay doonaysaa Shacab Soomaaliyeed, balse ma doonayso Dawlad Soomaaliyeed”

Aug 12, 2010
Warbixin/Faallo: Heshiiskii Lagu soo af-jaray Xaaladdii Iskacaabinta oo dhexmaray Jabhadda Soomaali Galbeed (UWSLF) iyo Itoobiya… SII AKHRI… Qormadan oo ah hoga tusaalayn, waxaan ku falanqayn doonaa heshiiskaas, oo aan soo bandhigi doona tarjumada dhammaan qodobada uu ka kooban yahay heshiiskaas UWSLF iyo Itoobiya iyo caqabadaha ay Itoobiya hordhigtay Jabhadda marka ay aqbashay in ay Shacab... 
Halkudheg:

Mahiga oo Warqaddii Koowaad u soo diray Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool (1)

Aug 12, 2010
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) Warqar ku socota Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool Waraaq (No. 27) Nayroobi, 12 Agoosto 2010 Saaxibayaasha qaaliga ah, Dhammaantiina iga guddooma salaam diiran. Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo diro warqadeydii iigu horeysay ilaa intaan xafiiska la wareegay muddo hadda laga joogo hal bil, amigoo ah Ergeyga... 
Halkudheg:

Shiikh Atam “Waxaan diyaar u nahay inaan wadahal lagalno maamulka Puntland, laakiin waa haddii ay baabi’iyaan Ashahaado la dirir”

Aug 12, 2010
Waxaa weli Dagaalo ka socdaa Buuraleyda Deegaanka  Galgal oo ka tirsan Maamulka Pundland wuxuu dagaalkaas u dhaxeeyey Ciidamada Pundland iyo Ciidamada Pundland  waxaana shalay dagaalo  ka dheceen Buuraleydaas waxaana la sheegey in dagaaladaas ay ku dhinteen 8 Rauux oo laba dhinac iyadoo Isbitaalka Boosaaso lasheegay in la soo gaarsiiyey Ciidamo dhaawac ah   wuxuuna dagaalkaan ku soo beegmey xili... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...