Comments on: Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 4aad)

By: Cabdiboqor
Horta dhamaan waad kuwada mahadsantihiin waqtiga aad galiseen in aad aqrisaan, waxna ka dhahdaan qormadii aan sameeyey. Waxaan sigaar ah ugu mahadcelinayaa intii niyad saafi ah oo wanaag iyo waxtoosin “sidii iyaga eey u arkayeen” wax iigu soo qorey. Waxaan rabaa in aan intii awoodeeyda ah aan guud ahaan qodob qodob uga jawaabo, anigoo ilgaar ah ku eegaya dadka qaar iyo qaabkii eey wax usoo qoreen intaba.

Hadii aan Jawaab toos ah siiyo wiilka magaciisa ku sheegey Seyid Sh. Osman .Horta walaaloow Soomaalida waxeey ku maahmaahdaa “Gafuur cawo ninkiisuu dhibaa”marka waxa kaa guuxaya ee Xaqtiga ah iyo Maseyrka micnno la’aanta ah adiga uun ayey ku dhibayaan.Hadiise aan jawaab kusiiyo,waxaan ku dhihi lahaa:

1-Urur ardey in aan waxweydiiyo qasab iguma aha adiga hadii eey kuu tahay, waxaa wax la weydiiyaa qofkii wax o gee kaaga war ron qasabna ma aha in uu ardey gaar ah yahay ee qofkastuu noqon kara, wixii aad xayeysii is leedahayse waa kuu kaligaa walaal. Cid aan wax weydiiyey iyo cidkalana kulama ogid ee bal iska tartiibso fudeyd ayaa kaa muuqdee.

2- Waxa aan is barbardhigayo waa waxa ku cad qoraalka, hadii luqada dhibkaa heysto waa arin kale walaal. Taas iiga kaa filan. Dhinaca sawirada madaama aniga aan leeyahay qoraalka waa wax aniga uun I quseeya sawirkii aan u garto. Laakiin maadaama aan laba wadan ka hadlayo oo aan waxbarasho oo kaliya aanan ka hadlin ee dhinacyo kalana uu taabanayey waxeey iila muuqatey in aan bal ka Wadan ahaan si guud sawiro u muujinaya u doorto. Adiga ra’yigaada ha isku dayin marka in aad igu qasabto, ee adiga inta wax soo qortid sawirkii aan doonto gali ama dhismihii aan gaar u daneyneysaba. Iskuulkaadaba ha ahaadee!

3-Waxaad igu tiri, qofkii ugu dambeeyey ee Malaysia yimaada ayaad tahay! Taas ma waxey ka turjumeysaa heerka eey gaarsiisantahay garashadaada iyo cilmigaadaba?  Maxaa yeeley qof ayaa wadan assignment/Howl waqti yar oo go’an leh looga diraa,waxaana laga yaabaa in  wadankas uusan waligiisba horey u tagin, qaar xitaa Dil Madaxeed baaraya. Waqti dheer horey u joogida muhiim ma aha, oo in badan oo wadankana ku duqoobey wax laga faa’iidayana eeysan jirin ayaa badan. Marka maadama aad sheegtey in aan qofkii ugu dambeeyey ahay,waxaan u arkaa Wanaag iyo Amaan dheeri ah, waxa aad Caayda ka dhig is leedahay.

4-Nasiib darrada ku heysata waxaad kala saari la’dahay in aad qoraal “Wax kaala qaldanaadeen” saxdo iyo in aad qof weerarto “personal attack” ku sameyso. Usluubka wax lagu dhaliilo(lagu naqdiyo) qofka looma gudbo ee wixii kula qaldan ayaa lagu ekaadaa sixitaankeeda, laakiin waaba su’aal da’weyne maxaa diidaya in aan Master-na Pakistan lagu soo diyaariyo, PhD-na Malaysia lagu diyaariyo, subxaanallah!

5-Horta iska fiiri inta aadan wax qorin, gaar ahaan marka aad tahay qof waxbaan saxayaa leh, MBA-da waxa ku hor qoron ma aha Marketing and Finance ee waa Marketing oo kaliya, cajiib! Waxa eey Marketing and Finance ku hor qorantahay waa BBA-da, hadii aadan garan karina aan kuu sharaxee waxaa la dhahaa Dual/double Major! Xaqiiqdiina wax micna ah kuma jiro in aan u abtiriyo jaamacadii aan ka qaatey iyo sidii aan ku qaatey iyo been in aan iska sheeganayo iyo in kale, maxaa yeeley waxaa kaa burqanaya ayaa iska ah Xaqdi, xaasidnimo,maseyr tabardaran iyo sideed wax u qori kartaa!

6-Waxaa Soomaalida tiraahdaa “Sixun wax u sheeg, Sixir wuu ka daran yahay”. Qoraalkeeyga kuma qorna Ra’izul wazaare ayaa wax musuqmaasuqeeyey, adiga wixii aad dhaheysase waa wax kuu gaar ah. Wixii jira ee ummada intii wax garankartaahi la socoto ayaan qorayaa, adigana kaaga heybeysan maayo, una maleymayo in aan talo ku weydiinayo. Mida aad leedahay in aan ku niyad jabiyo marabana, fadlan waxba ha reeban, waa ereyo aan la yaabaye!

Dadka Dr-rada ah ee Boqolka (100) aad ku sheegteyna weey kaa khaldantahay oo waxaan goobjoog u ahaa iyadoo aqoonyahano “PhD-holders ah” tirinayaan inta horey uga qaadatey Diktoorada wadankan Malaysia, habeenkaa 15-na ma eeysan dhaafin-Waa intii la xasuustaye- Marka 100-ka xamaasad iyo iska caadifad ayaad ku qortey. Joogitaanna warkeedaba daa! Maxaa ummada meesha dhigey aduunkaa look ala shaqo tagey intii dantooda meeshan in eey ku jirto u arkey maahane.

Ugu dambeyn. Horta kuma aqaan, dad’daada, aqoontaada iyo qarashadaadana ma garanayo waloow aan ka qiyaasi karo qaabka aad wax u qoreyso, hadana waxaa waxqti qasaaro ah in aad igu noqoto qof aan u qalmin oo beri inta ku taqaana aan kala kulmo in eey igu dhahaan “In aad u  jawaabtaba kan ma eysan aheyn”

Inta kale waxaan leeyahay qaarka yarkan uu wixii eey qoreen soo qaateyna jawaabta halkaas ayaan kusiiyey.

Inta kale waad wada mahadsantihiin. Waxaan u diyaar ahay in la i saxo. Waana waxa aan u codsadey e-mailkeygana u bixiyey, wixiise Dacaayad, Xaqdi iyo Xaasidnimo ah sida waxa wiilkan ka Guuxaya, waxba sooma kordhinayaan.Wixii wanaag loola jeedo ayaa uun wanaag dhala.

Wabillaahi towfiiq

By: Seyid Sh.
walale waan ku salamay salaan ka dib, waad ku mahadsan tahay dadaalkaga ku saabsan ka haqab tirka Wadanka.. Malaysia. waxaan horay u soo aqriyey qoraaladii horen ee ku qortay Malaysia  dhammaantood waxaa ku jiray qalad aan laga filan karin qof titleka master degree ah wado.

hadaba, waxaan doonayaa in aan qorayiga su;aalo weediyo hadii Alle idmo.

1.  waxaad horay u sheegtay dadka soomaaliyeed ee joogo Malaysia, iyo sida ay u kale joogaan, maxaa ku diiday in aad Urruka ardayda malaysia, aqoon yahayanka joogay 20 yrs in ka badan ama  Jaaliyada soomaaliyeed?

2. qoraalkaga ugu danbeyey ma is barbardhig labo ra’suulwasare, daaraha dheer dheerbaa, ma dhaqaalah, ma diintaa, ma Democracy, ma Geography, mise taariikhda, maxaa ku diiday in Sawirada aad ka dhigto jaamacado maadaama aad ka hadleysid aqoon?

3. sidoo kale, waxaan maqlay in aad tahay ninkii ugu danbeyey ee yimid dalka malaysia, soow ma habooneyn in aadan degdegin. madaama ay dalka joogaan rag Dr ama gabdho soomaaliyeed Drs oo qaarkood wax ku baratay afka Malayiga?

4.  waxaan kaloo maqlay in aad master ka soo sameeysay Pakistan, hadana aad sheegatay PHD, miyaadan qalad u arg arritaan?

5. waxaan la yaabay MBA marketing and finance, waxaan la soconaa MBA hal qayb oo kaliya la taqususo, miyaadan ogeyn soomaalidu ka guurtay dhankaas oo aan maanta ay kale garan karaan titalayada maanta jiro? ma Pakistan ayaa sidaan ah mise adiga ayey wax ka qaladan yihiin?

6. waxaan kaloo lala yaabay in sawirada madaxada labada dal soo saaratay, hadana aad leedahay shaqsiyaad ayaa deeq waxbarasho ka helo dowlada malaysia si musuqmaasuq ah, miyaadan ugu gafin masuulka ama ra’iisulwaraha dalka. miyeesan noqon karin prime minister-ka ayaa iibsado madaama aad isku beegtay war bixinta iyo sawirkiisa?

talo, anigu ma doonayo in aan qalbiga ka dilo arday soomaaliyeed ee isku dayeyo inuu wax uun qoro.  hase ahaatee, waxaan ku dhihii lahaa waxaan joognaa dal aad ugu dheereeyo xag technologyada, si aan la qiyaasi karina noo soo dhaweeyey, waxaan kugu dhiiri galinayaa in aad halkaas ka sii wado qoraalkga laakin fadlan ha noqonin soomaali master gaaray ee la tasho dadka, waxaan hubbaa in aad heli doonto data ama warbixino kale oo ka muhiimsan kuwada aad qoreysid.

sidoo kale, Malaysia waa ka duwan tahay Dalka Pakistaan, waayo halkaan waxaa joogo 100 Dr kor u dhaafay qaarkood gaareen darajada Associate Prof. qorana ay yihiin Full Prof, inta ugu badana ay yihiin Assitant Prof. intaas waxaa sii dheer, kuwa haada dhameyn rabo PHD, iyo kuwa master tiro ma leh. aqoon yahankaas horay u joogay midba midka kale ayuu ku iqiimeyaa aqoontiisa, iyo qaybta ku taqasusay.

mahadsanid

wabbilahi towfiiq

Seyid Sh. Osman

Malaysia, Gombk

By: Cumer
Daaraha dhaadheer ma jaamacadihiiyaa… mase waa dhismo kale

By: Adam Abdi Abuzuhri
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay walaal warbixinta dheer ee aad xilka iska saartay.Anigoon eegeyn inaay sax tahay iyo inkalaba, waxaan hubaa inaysan wax sahlan ahayn diyaarinta qoraal sidaan oo kale ah ayadoo cidi kutaageereyn.

Kolay qoraalkan wax laga faa’ida mooye cid wax ku khasaartay inaaysan jirin. Waxa ugu yar ee aan ka faa’iday shakhsiyan waa dacaayad loo samaynaya inaay Somalida waxbarasho raadiso iyo furaska jira aduun. Waana khayr haddii ay jiraan qoraala noocaan ah oo aan qabiil iyo koox u hadlayn.Waxaa la oronkaraa waxay galnay xili cusub oo ay soo baxeen qorayaal cusub oo cilmiga xoojinaya.

Haddii aan milicsado dadkii qoraalkan wax ka sheegey oo aan ubogay naqdiga xurta ah ee ay sameeyeen- waxaay igula fiicnayd inaad saxdaan macluumaadka qaldan sida uu sameeyey qofka ku qoran ‘Bishaaro’ oo runtii bixisay reference iyo meel loo laabta! Sida kala meeshaas kawada oo yaan gadaal noo noqan!

Wasalaamu Alaykum

By: Abdi
Aad ayaad ugu mahadsantahay erayadaan wacan ee aad ku cabirtay… waan ka faa’iideysanay….. si kastaba ha ahaatee waxaan kugula dardaarmaa qoraalku waa kala nuuc midka wadanka aad kaga hadlaysid waa inuu cadeymo wataa.. hadii kale waa haaheeyadii soomalida…. Hadalka waxaadb ku sheegaysaa danbiyo la galay…. cadeymo ayey kaa rabtaa…

By: Bishaaro
walaal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay qoraalkaga qiimaha leh, ma doonayo in aan wax badan ka naqdiyo qoraalkaga. hase ahaatee, waxaan doonayaa in aan ku saxo.

1. Malaysia ma bixiso wax deeq ah marka laga reebo Albuqaari ah nin muslim malaysian  ah oo siiyo muslimiinta aduunka oo dhan.

2. ma jirto in dad ama shirkado soomaali ah ay ka helaan deeq waxbarasho  dowlada Malaysia habe yaraadeete,  waxaa kaliye aan la soconaa in Bank Nagara uu bixiyey deeq waxbarasho wax soomaliya ka yimidna ay hayeenn labo arday oo kaliya, sababtuna waxaa weeyo in climiga cusub ee Islamic finance ah suuq loo raadiyo. dadkaas ka yimid somaaliya waxaa ka mid  aqoonyano ka yimid Hargeyso iyo maqdisho gaar ahaan(SIMAD)

3. waxaan kaloo jecelahay in aan kaa saxo, jaamacadaha malaysia uguma hooreeyso jaamacada USM, Sanad kaste ayey Dowlada Malaysia  qaymeysaa Jaamacadaheeda iyo machadyadeedaba fadlan ka aqri war bixintii ugu danbeysay halkaan, http://www.4icu.org/my/. waana sidaan sida   ay dowladu u soo saaratay sanadkaan 2010.

1  University of Malaya

2  University Putra Malaysia

3rd  International Islamic University Malaysia

4  Universiti Malaysia Perlis

5  University of Technology

6  Universiti Teknologi MARA

7  University

8  Universiti Sains Malaysia

9  Multimedia University

By: Sadiya
Waad ku mahadsantahay qormadaada aadka u qoran, laakiin waxa aad gudbinayso cadeymo kuma qorna…waxaa aad dalka ka qoraysid waa inay cadeymo leeyihiin oo aysann kaa noqon iska qor, ama isku caanbixi…  qormadda marka aan aqriyey waxaad ku cad wixii somalia ku fadhi diriri jirtay o ahaa kala iibsi minxo.. meeshaan somali safaarad kuma laha, cid intay kasoo qaadato minxo oo iibinaysana laguma arkin. erayada qaarkood birri dhib yeesan kuu keenin.

Ogow waxa aad qoraysid waa arimo tilmaamaya danbiyo , birri cadeymo ayey kaaga baahan yihiin… dalkastana waxa laga qorayo waa ay la socdaa in badan. erayga ka fiirso inta aadan dhihin…uyeel documents.