Home » Archive Bisha June, 2010

Norway: Badda Soomaaliya maleh Cabbir, waxaana u samaynaynaa Aag ganacsi EEZ

Jun 11, 2010
ayadoo la iska indhatirayo Xeer Soomaalida u qornaa 38-sano ayaa Norway Sheegtay in ay DFKMG u samaynayso 200-mile oo ah Aagga Ganacsiga Badda Soomaaliyeed … Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ayaa Norway waydiisatey in ay ka caawiso sidii dalka gaajadu aafaysay ee ku yaal Geeska Afrika ay Norway ugu samayso cabbirka 200 mayl badeed oo ah aagga gaarka ah ee ganacsiga (Exclusive Economic Zone EEZ)... 
Halkudheg:

Kulan lagu Difaacayey Jen.Maxamed Cali Samatar oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Jun 11, 2010
Xildhibaano Soomaaliyeed oo tiradiidu tahay 64 mudane islamarkaana ka soo kala jeeda 14 beelood loona yaqaan beelaha Shanaad ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho. Xildhibaanadaanadaani ayaa kulankooda kaga codsaday Dowlada Mareykanka inay gabi ahaanba joojiso Makamadeynta lagu hayo Jen.Maxamed Cali Samatar ay soo eedeeyeen shaqsiyaad ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Galbeed iyagoo ku doodaya... 

MSF oo Jowhar ka furtey Waaxo Cusub oo wax looga qabto Qaaxada

Jun 11, 2010
Ururka bani’aadamnimada ee caafimaadka ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa 5tii Juunyo waaxo cusub oo lagu daweeyo qaaxada ka furey laba ka amid ah xarumiha caafimaadka ee uu ku leeyahay Gobolka Shabeellaha Dhexe. Waaxahan cusub waxa ay bixin doontaa adeegyo lacag la’aan ah oo tayo leh, oo ay ka mid yihiin baaritaan, daaweyn oo la siiyo bulshooyinka ku nool degaannada ku hareereysan mahaddaay... 
Halkudheg:

Shirkadda Hormuud oo bixisey Abaalmarino Qaali ah ay ugu magacdartey Abaalmarinada GSM-Ka 2009

Jun 11, 2010
Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud oo aalaba uga barateen in ay qanciso Macaamiisheeda farabadan ayaa maanta Xarunteeda labaad ee deegaanka ceelasha biyaha waxay ku qabatey Xaflad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyey waxaana xafladaas loogu magacdarey Abaal Marinta GSM-ka Hormuud ee sannadkii 2009 waxaana ka soo qaybgaley Macaamiisheeda kal dawan , Masuuliyiinta Shirkadda iyo marti Sharaf kale waxaana... 
Halkudheg: ,

Zahro waa Gabar Soomaaliyeed oo Firir Madfac Madaxa uga taagan yahay oo u baahan Gargaar deg deg ah

Jun 11, 2010
Zahra Ali Macallim waa 14 jir wa ardayad fasalka afraad ee Dugsiga hoose waxa ay la kulantay dhacdo qatar ah kadib markii ay la kulantay meel qarax Bambaano uu ka dhacay waxana wax ku noqday iyada oo kaliya waxa xilligaa uu qaraxu dhacayay Zahra ay mareysay halka qaraxu ka dhacay iyadoo u socotay xilligaa iskuulkeeda hase yeeshee nasiib daro waxa soo gaaray dhaawac halis ah oo ka soo gaaray madaxa... 

Bikini or headscarf — which offers more freedom?

Jun 10, 2010
On the way to the store, I stole glances at her in my rearview mirror. She stared out the window in silence, appearing as aloof and unconcerned as a Muslim dignitary visiting our small Southern town — I, merely her chauffeur… “The other day, when I dropped her off at school, instead of driving away from the curb in a rush as I usually do, I watched her walk into a crowd of kids, bent... 
Halkudheg:

Toxic waste dumping in Somalia and its impact on human rights

Jun 10, 2010
Human Rights Council holds Panel Discussion on Adverse Effects of Moving Toxic Waste on Enjoyment of Human Rights. Read the Case Study presented by Bashir Mohamed Hussein at Geneva 8 June 2010… MORE….  Read More →
Halkudheg:

Canada: Ku Xadgudbihii Xuquuqul Insaanka oo Lagu Martiqaaday G20

Jun 10, 2010
Dabayaaqada bishatan, hoggaamiyayaasha Ethiopia iyo Malawi ayaa Topronto imanaya ayagoo lagu martiqaaday shirka dawladaha G20. In kasta oo la sugayey in Madaxweynaha Malawi, xilkiisa Madaxweyna-nimada OAU kaga soo qaybgalo shirka, waxaa yaab leh martiqaadka loo fidiyey Raiisul Wasaaraha Ethiopia Mells Zenawi. Mudane Zenawi wuxuu niyad jab ku ridey Beesha Caalamka. Tan iyo markii uu xilkii qabtay, waxba... 
Halkudheg:

Secretary-General names new UN envoy for Somalia

Jun 10, 2010
At UN, Somalia Post Handed from Ould Abdallah to Mahiga On June 9, before the confirmation, Inner City Press asked Ban’s Associate Spokesperson Farhan Haq if the UN had consulted with the Transitional Federal Government about Mahiga. Haq said yes — but we’ll have more on this. Several sources say that Mahiga is “so pro American, he’ll make it all about counter –... 
Halkudheg:

Cumar Cabdirashiid “Dowladdu u dhutin meyso xubnaha iska casilay xilka Wasiirnimada”

Jun 10, 2010
iyo UN oo Soomaaliya u soo magacowday Ergay cusub… iyo Mawqifka Madaxtooyada Ee Ku Aaddan Is-casilaadda Wasiirada iyo Xafiiska Walad Cabdalla oo abaabulay kulan lagu dabagalayo shirkii Istanbul ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid “Dowladdu u dhutin meyso xubnaha iska casilay xilka Wasiirnimada” Waxaa isa soo tarayey maalmahan khilaafka u dhexeeya xubnaha Dowladda Federaalka kadib markii Dowladdii... 
Halkudheg:

Somalia: Salvation of National Integrity.

Jun 9, 2010
Dr.Yusuf O. Al-Azhari Frm Ambassador —– Despite the many worthwhile written Articles by highly qualified and good Somali citizens, little were empathized or even completely read before the name of the writer is discerned. This is due to excessively exaggerated Sectarianism and Clan obsession that has heightened distrust and suspicion owing to unity declutching mongers with egocentric baleful... 
Halkudheg:

Wasiirkii Saxiixay Heshiiskii Is-afgarad ee lagu waayi lahaa Badda oo Iscasilay…

Jun 9, 2010
Wasiirkii Qorsheeynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFKMG ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta (Arbaca June 9, 2010) ku dhawaaqay in iska casilay xilki iuu u hayey xukuumadda Kumeelgaarka ah. Wasiirku waxa uu is casilaaddiisa ku dhawaaqay isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. C/raxmaan C/shakuur ayaa Soomaalidu ku xasuusataa in uu yahay wasiirkii ay DFKMG u adeegsatey in uu gacantiisa... 
Halkudheg:

Sheekh Shariif iyo Cumar Cabdirashiid oo la sheegay in khilaafkoodu sii xoogeysay…

Jun 9, 2010
iyo Qarax Miino oo lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan DF iyo Cumar C/rashiid oo tacsi u diray qoyskii marxuum S/Guuto Axmed Maxamed Macow … ………………… Sheekh Shariif iyo Cumar Cabdirashiid oo la sheegay in khilaafkoodu sii xoogeysay kadib markii Madaxweyne Shariif ku yiri……. Muqdisho: Waxaa lagu waramey in uu sii xoogeystay khilaaf... 
Halkudheg:

Kampala: kulan looga hadlayay sidii wax loogu qaban lahaa Arday Soomaaliyeed oo waxkabarta Jaamacadaha Uganda

Jun 8, 2010
Kulankaasi oo soo qaban qaabiyeen Gudiyada Ardayda Soomaaliyeed ee dhigta jamacadaha kampala ayaa looga arinsanayay sidii wax looga qaban lahaa mushkiladda soo wajahday Ardayda soomaaliyeed ee wax ka barta Jaamacadaha Dalka Uganda. Halkan ka daawo sawiro dheeraad Ugu horeyntii waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Gudiga Ardayda Soomaaliyeed jaamacadaha c/fataax maxamuud Geedi oo sheegay in uu ku faraxsan... 
Halkudheg:

The human-rights abuser on the G20 guest list

Jun 8, 2010
Ahmed Hussen, National Post · Tuesday, Jun. 8, 2010 Later this month, leaders from Ethiopia and Malawi will be in Toronto as invited guests of the G20. While it is to be expected that the Malawian President would be invited in his capacity as the Chair of the African Union, it is more surprising to see an invitation extended to Prime Minister Meles Zenawi of Ethiopia. Mr. Zenawi has been a disappointment... 

Xildhibaan ku eedeeyey Ciidamada AMISOM in ay xasuuqa ka wadaan Magaalada Muqdisho

Jun 8, 2010
iyo Saddex Wasiir oo Iska Casilay DFKMG (Oomaar, Indhacadde iyo…) Xildhibaan Cabduqaadir Daahir Muuse (Ciro) oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka ayaa si kulul u weeraray ciidamada AMISOM kuna tilmaamay in ay xasuuq ka wadaan Magaalada Muqdisho. “Maalin walba waxaa dhintay dad rayid ah oo aan waxba galabsan waxaana la barakiciyaa dadka degan xaafadaha Magaalada Muqdisho” ayuu yiri Xildhibaan... 
Halkudheg:

Imtixaankii usocday Ardeyda Jaamacadda Muqdisho oo soo Gabagaboobay

Jun 7, 2010
Ardada waxkabarata jaamacada muqdisho kuliyadaheeda kala gedisan ayaa waxaa usoo gabagaboobay imtixaankii ugu danbeeyey ee simisterka labaad sanad waxbarashadeedka 2009-2010 ee jaamacada muqdisho. Halkan ka daawo sawirada Ardayda oo imtixaanka ku jira Imtixaankan oo socday muddo 10 cisho ah ayaa waxa uu soogaba gaboobay June 07, 2010. Madaxa qeybta imtixaanaadka jaamacada muqdisho Dr-maxamed xasan... 
Halkudheg:

Dhimashada Al-Ictisaam Waa Dhimashada Culumada | Qore: Saahid

Jun 7, 2010
 ( RADINTA IBRAAHIM MIICAAD AKA ABUBAKAR ZAYLACI ). HORUDHAC : Maqaal af carabi ku soo baxay oo uu qoray sida la yiri Ibaraahim Miicaad oo isku qariya magaca Abubakar AL-Zaylaci iskuna tilmaamay Culumada AL-shabaab ayuu ku aflagaadeeyey Culumaddii Soomaaliyeed miidoodii oo uu ku tilmaamay xarakatu AL-ictisaam, asagoo radinaaya shirweynihii ay ku yeesheen Magaalladda Garoowe 21/04/2010 iyo Baaqii... 
Halkudheg:

Samaanadaan Iyo Siyaasada Cusub ee puntland | Qore: Xabeeb

Jun 7, 2010
Sanaadii  1998 ayeey ahayd  xiligii  magalaad Xarunta u ah Gobolka Nuugal Ee Garowe  loga dhawaqay  Maamul goboleed Ka arimindoona  Gobolda  Waqooyi bari soomaliya oo   ah Gobolka Bari,Nugaal,Mudug ,Sool iyo Bariga  sanaag  xili somaliya guud ahan aysan ka jiran Xukmad tallada dalku ay gacanteeda ka godo marka laga reebo Gobolda waqoyi gelbeed Ee Somaliya oo ayagu la magac baxay Somaliland ... 
Halkudheg:

“Soomaalida Qabta Cudurka HIV/AIDS oo Gaarey 35,175 qof” UN

Jun 6, 2010
“Haddii arrintu sida ay tahay ku sii socota waxaa dadka Soomaaliyeed ee cudurkaas qaba waxaa lagu qiyaasay in ay gaari doonaan 55,000 qof sannadka 2012…” Warbixin Qarammada Midoobay.. Cilmi baaris aad u qoto dheer oo Qarammada Midoobay ku samaysay dadka Soomaaliyeed ee qaba cudurka HIV/AIDS ayaa soo bandhigtey akhbaar aad u argagax badan oo muujinaysa sida cudurkaasi uu xawliga ugu... 
Halkudheg:

Jadwalka Dawrada Sheekh Cukaasha (Mpls, MN)

Jun 6, 2010
“Ilaalinta Dhiigga Qofka Muslimka ah”…. Waa ogaysiiska iyo jadwalka dawrada Sheekh Cabdiqaadir Cukaasha. Goorma, Xaggee, waqtiga……. Jadwalka oo dhamaystiran ka daalaco halkan…. FLYERKA OO WEYN EEG HALKAN  Read More →
Halkudheg:

BUSHAARO…BUSHAARO: Xisaab ma ku leedahay Dahabshiil?

Jun 6, 2010
Macaamiisha shirkadda Xisaabaadku uga furan yihiin waxa loogu BUSHAAREYNAYAA inay lacagtooda xisaabta uga furan shirkadda ka qaadan karaan laanta ama xafiiska ugu dhow ee shirkadda Dahabshiil leedahay iyada oo ONLINE looga dhigay ADEEGGA Macaamiisha cusub ee Shirkadda waxa loogu furi doonaa xisaabta lacag la’aan – BILAASH! Macmiilka eCash leh iyo ka aan lahayniba waxa uu ka helayaa laamaha Dahabshiil... 
Halkudheg:

Mar uun Madaxweyne I dhaha! | Qore: C/llaahi (Black)

Jun 6, 2010
Waa saxafi Soomaaliyeed ka soo qalin jebiyay Kulliyaddii Saxaafadda Soomaaliya 1985. Shaqooyinka uu qabtay waxaa ka mid ah: soo saare Telefishinka Qaranka (1986-1990), Guddoomiyaha Wargayska Qaran (1991-1995), Tifaftiraha Wargayska maamilnlaha “Ayaamaha” (1995-2007), Tifaftiraha Wargayska “Somali National Post” oo ka soo baxa Nairobi (2008-2009). Dhowr urur saxafadeed ayuu oday... 
Halkudheg:

Yaahuu……! Bal Madaxaaga Shiiloo Magac Xumo Maxaa Haray…!

Jun 6, 2010
Waxaa xaqiiqa ah in mudo rubuc qarni ka badan aanay Soomaalidu helin wixii ay mudnaayeen sababtu si kastaba haku timaaddee, wax kastana waan filanayay aniga iyo inta igu maanka ihiba laakiin wax aanan u fadhiyin balse cashar wax laga barto noqon kara ayaa ah in Yuhuud markii la yiri halagu caayo kelmadda ugu sareeysa ee la is yiri malaha waa lagu aflagaadeyn karaa ay noqotay “`waxaad la mid tihiin... 
Halkudheg:

Soomaaliya waa iib (4) – AMISOM (MUKULAAL-MADAW)

Jun 6, 2010
Hordhac : Boobka Soomaaliya ka jira waxaa kamid ah maxlalka ay sameynayaan ciidamada AMISOM, iyo isdaba marinta ay ku hayaan qaranka. Qormadan waxaan ku eegi doonaa ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho, looguna magac daray nabad ilaaliyeyaalka (African Union Mission in Somalia Peace Keeping) waxaana ka jaawaabi doona su’aalaha kala ah: yaa abuuray AMISOM?, maxay u yimaadeen?, wax ma dhisaan mise... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...