Home » Warar »

Soomaaliya waa iib (Q.7aad)

XORNIMADII DHICISOWDAY 1960:

Sidaan lasocono waxaa lagu jiraa sanad guuradii kontonaad ee kasoo wareegtay waqtigay xoriyadda qaateen labo gobol oo kamid ah shantii qaybood ee Soomaaliya loo kala jaray markii gumaysigu yimid. Su’aashu waxay tahay laga soo bilaabo 1960 kii bartamihiisii ilaa laga soo gaaro 2010 bartamahiisa midnimadii ma nusqaantay?, xornimadiise ma dhameystirantay? gobolo u sharaxan inay midnimadaas isa sii raaciyaan majiraan? federaalku ma yahay hordhaca dawlado yar yar? Haddii laqabto dibu heshiisiinta madaxweynayaasha Soomaaliya meeqa madaxweyne oo Soomaali ah ayaa kasoo qayb gali karta? midnimada Soomaaliya suura gal matahay? xariirka puntland iyo federaalka maxaa kala haysta, iyo wax yaalo kale ayaan ooga hadli doonaa qoraalkaan soo socda: WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN KA AKHRI HALKAN/RIIX

Qoraalka oo dhamaystiran akhri/GUJI HALKAN

Qormadii Axmed Sadiiq Q.7aad: AKHRI HALKAN

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.