Home » Warar »

Soomaaliya waa iib (4) – AMISOM (MUKULAAL-MADAW)

Hordhac :

Boobka Soomaaliya ka jira waxaa kamid ah maxlalka ay sameynayaan ciidamada AMISOM, iyo isdaba marinta ay ku hayaan qaranka. Qormadan waxaan ku eegi doonaa ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho, looguna magac daray nabad ilaaliyeyaalka (African Union Mission in Somalia Peace Keeping) waxaana ka jaawaabi doona su’aalaha kala ah: yaa abuuray AMISOM?, maxay u yimaadeen?, wax ma dhisaan mise waa dumiyaan ? Maxay cunaan? Yay ilaaliyaan ma dawladda oo dhan mise qaarkeed? Lacag wadanka masoo galiyaan? ciidamada Soomaalida wax xariir ah maleeyihiin?, Soomaalida guud ahaan maxay ka’aaminsanyihiin?.

Qoraalka oo dhamaystiran Ka Akhri Halkan

Qaybta 4aad ee qormada Somalia for sale… AKHRI HALKAN / RIIX

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Soomaaliya waa iib (4) – AMISOM (MUKULAAL-MADAW) "

  1. gabadh says:

    ciidamada AMISON waxay ay soo galiyaan mogadisho majiraan ilaa khasaare mooyaane lacagna haba sheegin waa xaga cidamada soomaliyee wax xiriir ah lama lahan waxayna u jogaan meesha dabar goyn umada somaliyeed in ay dabar jaraan waayo waxaa taas kuu cadaynaysah marka meel ay kadhacdo xabad yar oo ah hubka fudfud sida baskolad iyo wixi lamid ah waxay kajawaab bixiyaan hoobiyiyaasha wax kumaada, waxayna u yimaaden dalka sidi ay uga helilahaayeen khidmadooda waxan abuuray United nition waxay cunaan wixi laga cuna qabateeyey dad somaliyeed waxay waardiyeeyaan cid dan khaasa leh ee ma ahan in ay wada waardiyeeyaan dowlad ama shacab maata ah
    mahadsanidin