Home » Archive Maalinta May 30th, 2010

Taariikh Nololeedkii Xidigii & Macalinkii hore Maxamed Xuseen Shiikaalow

May 30, 2010
Iyadoo wali bahweynta isboortiga soomaaliyeed ay la murugoonayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Macalin Shiikhaalow ayaa waxaan halkan ku soo gudbineynaa taariikh nololeedkii Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed xuseen Cali Shiikhaalow oo geeridiisu ay niyad jab weyn ku tahay bahweynta isboortiga Soomaaliyeed gaar ahaana kubada cagta. Alle ha u naxariistee Maxamed xuseen cali ( shiikhaalow... 
Halkudheg:

Gudiyada Diyaarinta Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Kan Sharci u Sameynta Maamulka Gobolka Banaadir oo Ku Kulmey Jabuuti

May 30, 2010
iyo Waraysi Wasiirudowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFKMG… iyo Su’aal ku saabsan Yaa wax laga weydiinayaa Masiirka iyo Mustaqbalka Muqdisho, ma dadka hadda deggan Muqdisho mase dhammaan ummaadda Soomaaliyeed… Warkan oo uu akhrinayo Maxamed Allman .Dhegeyso Gudiga Madaxbannaan Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka DFKMG Soomaaliya iyo Gudiga diyaarinta Sharciga Caasimada dalka Soomaaliya... 
Halkudheg: ,

Somali Cause strongly condemns and denounces the latest Ethiopian aggression and massacre against the people of Buuhodle, in Northern Somalia

May 30, 2010
PRESS STATEMENT (Date: May 24, 2010) Somalia Cause strongly condemns and denounces the Ethiopian government for sending its heavily armed forces with tanks to cross into Buuhodle, a peaceful northern Somali city. The local humanitarian organizations in the region reported that the Ethiopian troops engaged in slaying innocent civilians, unlawful arrests, and massive looting of privately owned properties. The... 
Halkudheg:

SSC iyo Puntland | Qore: Maxamed Xirsi

May 30, 2010
Ugu horreyn dagaallada SSC naf, maal iyo barakaca ka geystey waan ka xumahay, waana cambaareynayaa huwantii xabashidu hor boodeysey ee duullaanka ku soo qaaday SSC. Shacabka aan dambiga galabsan oo sida arxan darrada ah loo xusuuqay, iyo geesiyaashii ka dhiidhiyey, ku shahiidey difaaca dalkooda, diintooda, dadkooda iyo sharaftooda, taariikhda baal dahab ay ayey ka galeen, abaalgud weyna Alle agtiis... 
Halkudheg:

Kumannaan Arday oo wax-ka-barta Jaamacadda Muqdisho oo u fariistay Imtixaankii ugu dambeeyay

May 30, 2010
Xarumaha Jaamacadda Muqdisho ee Banaadir iyo Boosaaso ayaa waxaa Sabtidii (May 29, 2010) Imtixaankii kama dambeysta ahaa ee Simisterka 2-aad uga furmay Kumamaan Kun oo wax ka barta Jaamacadda. (DAAWO SAWIRRO ARDAYDA OO IMTIXAANKA KU JIRA) Madaxa Xafiiska Imtixaanaadka Dr. Maxamed Xasan Nuur oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Xarumaha Jaamacadda ay saakay dhamaantood ka furmeen Imtixaanaadkan... 
Halkudheg:

Soomaaliya: Yaa noqonaya sii haya xilka haddii madaxweynuhu Dalka ka safro

May 30, 2010
Kulankii baarlamaanka DFKMG oo la baajiyey maadaama uu Shariif Xasan sheegtay in uu yahay sii hayaha xilka Madaxweynaha DFKMG….. Muqdisho (Axad, May 30, 2010):  Shariif Xasan ayaa baajiyey kulankii uu yeelan lahaa baarlamaanka DFKMG, taas oo lagu macneeyey in hadda uu Shariif Xasan yahay sii hayaha xilka madaxweynaha DFKMG, maadaama uu shalay dalka ka dhoofay Shariif Axmed oo markii ugu horeysey... 
Halkudheg:

YAAN UGA DACWOONAA?!!

May 30, 2010
Ma u malaynayo oo ma is dhahayo baahi dhaqaale ayaa ku xambaareysa, sidoo kale ilama aha in ogaalka iyo garashadu ay ku yar tahay, ilamana aha in ugu yaraan wax dadku garan karo ay iyagu garan waayeen, si kasta haddii aan u rogrogay ma fahmin ilaa iyo hadda ujeeddada iyo go’aan qaadashada arrinkaasi sameyntiisa ku tirtirsiinaya. Arrinka aan cabashadiisa soo bandhigayo waa arrin dadka badankiis dhib... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...