Home » Archive Maalinta May 28th, 2010

Macaamiil ma u sii ahaan kartaa Website meel uga dhacay Nabigeenna Suuban Muxamed SCW

May 28, 2010
Quit Facebook Day: Waxaa soo dhow May 31, 2010 oo lagu ballansan yahay maalinta ka tanaasulidda adeegsiga facebook. Sababta ay dad badani u masaxayaan akoonka ay ku leeyihiin Facebook waa mid la xiriirta xagga “privacy” taas oo ah in akoonkaaga wixii aad ku qoratid ee aad ugu talo gashid asxaabtaada ama qaraabadaada ay noqon karaan dad u dhexeeye qofkasta daalacan karo. Arrintaas waxaa... 
Halkudheg:

Shariif Xasan oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka xukuumadda Shariif Axmed

May 28, 2010
Baarlamaanka Dawladda Federaalka kumeelgaarka ayaa maanta Jimce (May 28, 2010) waxaa guddoomiye u noqday Shariif Xasan oo dhawaan iska casilay wasiirka maaliyadda DFKMG. Waxaana madasha cod bixinta joogey 388 xildhibaan Doorashada ayaa wareegii koowaad waxaa u tartamay 5 musharax, waxaa codadka ugu badan helay Shaariif xasan (217 cod) iyo Cabdi Xaashi C/lahi  oo helay (143 cod). Saddexda musharax... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...