Home » Archive Maalinta May 27th, 2010

“Walad Cabdalla waxa uu qaatay $25 million oo doolar, ayey yiraahdeen, halka DFKMG ay heleen wax ka yar hal million oo doolar” InnercityPress

May 27, 2010
Qarammada Midoobay oo ka jawaabi la’ go’aankii Walada Cabdalla ku taageeray Xil ka qaadistii Cumar C/rashiid oo markii dambe uu ka laabtay Sheikh Shariif: Daawo Video Shabakadda InnerCityPress oo wararka kasoo tebisa xarunta  Qarammada Midoobay (QM) ayaa sheegtay in Xoghayaga Guud ee QM Ban Ki Moon uu shirkii Istanbul ka akhriyey qoraal uu si weyn ugu baaqay in taageero lacageed la isla garab... 
Halkudheg: ,

Dastuurka Soomaalida Loogu soo samaynayo Jabuuti oo wax laga Bedeley Qodobkii ahaa “Diinta Islaamka waa Diinta Qaranka”

May 27, 2010
Waxaana Lagu siyaadiyey eray macne yaal kala duwan yeelan kara…. Dastuuradii hore Soomaaliya waxaa ku qornaa: “Islaamku waa diinta qaranka, dalkana laguma faafin karo diin kale iyo afkaar kale oo ka soo horjeedda diinta Islaamka.” Laakiin Dastuurka Qabyada ah ee hadda (2010) Soomaalida loogu soo samaynayo Jabuuti waxaa ka muuqata in la bedeley qodobkaas, sida aan warbixintan ku arki... 
Halkudheg:

Dufcadii sadexaad oo arday Somali ah oo ka qalin jabiyey Jaamacada Madras ee Magaallada Chennai ee Wadanka India.

May 27, 2010
Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaaga ay kasoo qeyb galeen somali iyo ajnabi isugu jira Macalimiinta Jaamacada Mohamed Sathak College of Arts & Science ayaa waxaa lagu qabtay Magaallada Chennai ee wadanka Hindiya,taasi oo loo qabtay arday somaliyeed oo ka qalin jabiyey qeybaha kala duwan ee jaamacadaasi,waxaana halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah Madaxda Jaamacadaasi kuwaasi oo ku dheeraaday... 
Halkudheg:

Somalia for Sale – Soomaaliya waa iib (2)

May 27, 2010
Qaybta 2aad oo ku saabsan Baarlamaanka DFKMG.. Hordhac: Sidaan ognahay waxaa kamid ah boobka ka jira Soomaaliya; boobka dawladnimada, oo ah xukuumado ku wada meel gaar ah oo isku cudur ah, oo aan daawo loo helin, meesha lagu gaarayo iyo cidda ku gaaraysana inta badan ayan qayaxnayn. Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN/RIIX Qaybta 2aad ee Somalia for Sale AKHRI HALKAN Qaybta 2aad: https://somalitalk.com/lacag/asadiiq2.html  Read More →
Halkudheg: ,

Fadhigii Barlamanka oo si buuq iyo sawaxan ah ku dhageystay musharixiintii shir-gudoonka

May 27, 2010
 Xildhibaanada golaha barlamanka u muranka badani hareeyey oo maanta (Khamiis May 27, 2010) kulan uu hareeyey sawaxan iyo buuq badan ayey ku yeeshay xarunta ay dhawaan u soo guureen ee golaha shacabka ee Magaalada muqdisho, isla markaan xildhibaada qaarkood ay firinbi u adeegsaadeen xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Adan. Kulanka ay isugu yimaadeen inta badan xildhibaanda Golaha barlamanka dowlada fadaralka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...