Home » Archive Maalinta May 24th, 2010

Xalka loo tartamayo: Ka tanasulidda Jiritaanka “Soomaliya” | Dr. Culusow

May 24, 2010
Waxaan horey uga hadlay baadigoobka Nabadda iyo Dhismaha Dowlad Soomaliyeed.1 Sidaas oo kale, Prof Michael Weinstein oo wax ka dhiga Jaamacadda Mareykanka-Purdue University, si joogto ahna u falanqeya Arrimaha Soomaliya ayaa qoray labo maqaal oo muhiim ah.2 Prof. Michael Weinstein wuxuu soo jeediyay abaabulka “Dhaqdhaqaaq Labaad ee Gobannimadoonka Soomaliya” si loo badbaadiyo Qaranka Soomaliyeed.... 
Halkudheg:

Garaad C/qani G.Jamac iyo Col. Bashiir Jamac (Baydan) Laba marxuum oo la tabey

May 24, 2010
  acw marka shayga siyaasada la yidhaahdo oo macnaheedu yahay qaabka Hogaaminta ,Qaran ,Gobol ,Degmo ,beel iwm Hadii marka ay hagaagsantahay siyaasada Hogaamiyaha ,waxaa dhacaysa umadaas ,ama qaran ha ahaato ama Gobol ama degmo ama Beel iwm . in ay gaadhayso horumar ama dhibaatooyin badan oo soo wajaha xilliga colaada ,abaarta iwm ay si sahlan uga badbaado. Waxaan filayaa ma jiro Hogaamiye 100% siyaasadiisu... 
Halkudheg:

Guddi loo xilsaaray samaynta sharci ay yeeshaan suxufiyiinta Qaxootiga ku ah Uganda

May 24, 2010
iyo Haweenay iyo Afar carruur oo ku geeriyooday hilib sumeysan Guddi loo xilsaaray in ay soo sameeyaan Sharci ay yeelanayaan urur Suxufiyiinta Qaxootoga ku ah Kampaala oo la dhamaystiray. Kulan ay maanta isugu yimaadeen wariyaasha Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah Magaalada kampala ayaa guddi farsamo oo horay loogu xilsaaray in ay soo sameeyaan sharcigii lagu maamuli lahaa ururka ayaa la soo hordhigay... 
Halkudheg:

Lecture ku saabsan xalinta khilaafaadka oo lagu qabtay Jaamacadda Nugaal ee L/caanood

May 24, 2010
Waxa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacadda Nugaal University ee Laascaanood lecture ku saabsan habka xalinta khilaafaadka (Conflict resolution) waxana soo jeediyay Dr. Cabdi Axmed Nuur(Cabdi Gurey) oo wax ka dhiga Jaamacadda Hargeysa isla markaana shahaadada labaad ee jaamacadeed (master degree of political science and history) culuumta taariikhda iyo siyaasadda ku soo bartay waddanka Rusia... 

Reer Buuhoodle oo Bilad Taariikhi ah u Soo Hoyay Magaca Soomaaliyeed iyo Koodaba

May 24, 2010
Indhawaalaba Soomaali waxa ay ku can baxday dirirta dhexdooda ah, ayagoo ka mashquulay cadowyadeedii soo jireenka ahaa, taasi waxa ay dhaxalsiisay in ay walaal iyo waalidba ka dhigtaan waraabayaashii hororada ahaa ee jiritaankooda hortaagaana abid. Waraabayaashani ha ahaadeen kuwii gumeysiga amase kuwii usoo tafaxaytay sidii dhulka iyo dadka Soomaaliyeedba qariidada uga suulin lahaayeen. Mar walba... 
Halkudheg:

Baabi’inta reer Buuhoodle iyo burburkii loo geestay reer samaroon la illoobi maayo

May 24, 2010
Dulmiga loo geesanayo dadweynaha iyo taariikhda ummadda oo la dafirayo noqon meyso wax qarsoomi kara oo dalka ka qarsoomi kara dadkana ka qarsoomi kara,dhaqanka madaxda daalumiinta ah iyo danaystayaasha ee reer waqooyi galbeed uma wada dhammee waxaa manhaj iyo mabda’ba u ah cabburid dadweyne iyo la heshiin cadowga islaamka ee Israa’iil iyo cadowga ummdda Soomaaliyeed ee Itoobiya. Si qofka daalumka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...