Home » Archive Maalinta May 21st, 2010

Dhaga-adayga Aadan Madoobe, Dhagarta Shariif Sakiin, Dhabacsanaanta Cumar iyo Dhoohnaanta Shariif Xariif.

May 21, 2010
Waxaa dhwrkii bilood ee ugu danbeeyay ka dhex aloosnaa dowladda TFG-2 dhaq-dhaqaaqyo iyo kacdoono wajiyo badan ah.  Hadaba waxaad moodaa in maalinba maalinta ka danbaysa uu khilaafkaasi sii xoogaysanayay, taas oo sababtay in uu iscasilo kuxigeenkii labaad ee guddomiyaha baarlamaanka Mr. Boqolle , meesha ay xildhibaan gaadhaya 75 oo ka soo jeeda Beesha uu ku hayb-tirsado Aadan Madoobe cadeeyeen in... 
Halkudheg:

Ethiopian massacre in Buhodle must be condemned and brought justice who is responsible

May 21, 2010
  Today 21st of May 2010, Ethiopian forces who arrived in Buuhodle city of Cayn region in Northwest of Somalia has carried out inhumane and act of barbaric against defenseless civilian of the city. According to the eye witness in the city more than 14 people were killed and 50 others wounded and many of them may not survive for their injuries.   ·         Buuhodle is located adjacent to ... 

Faallo:Nin caloola-Cad Joogay wuu Cibaaro Qabaa!(Qalaanqalka Siyaasadeed ee Somalia).

May 21, 2010
Xamaasad siyaasadeed oo aad u xoogan ayaa maalmihi ugu dambeeyay ka socotay xarunta Villa-Somalia ee magaalada Muqdisho, hardankan ayaa soo yahoomay markii Baarlamaanka DKMG ah ee Somalia xilkii ka qaadeen Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) afhayeenki Baarlamaanka Somalia, markii majaraha siyaasada laga tuuray Aadan Madoobe waxaa bilaabmay ciyaar cusub oo sababtay in madaxweyne Sheikh Sharif xilkii... 

Q. 2-aad: Warbixintii Dastuurka Jabuuti loogu samaynayo DFKMG

May 21, 2010
Warbixintii Gudiga Dastuurka Waa Loo Heesay…. Akh-ristoow inta aynaan qaybteena labaad u gudbin hadii aan taariikhda shirkii dibu heshiisiinta lagu qabtey dalka Jabuuti wax yar aan dib u eego, tan iyo xiligii lagu dhawaaqey shirka dibu-heshiisiinta Soomaalida in lagu qabto dalka Jabuuti 2008-kii, waxaa indhahaygu qabanayeen muuqaalo layaab leh oo shirkasta iyo siminaar kasta oo ay leedahay TFG... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...